Daawo: Shirweyne Looga Hadlayay Doorka Dhalinyarada Ee Maamulka Oo Baydhabo Lugu Soo Gaba Gabeeyay

0
174

Baydhabo (INO)-Shir looga hadlaayey arimah dhalanyarada Koonfur Galbeed Soomaaliya isla markaana labadii maalmood e ugu dambeeyey ka socoday Magaalada Baydhabo ayaa maanta la soo gebo gabeeyey.

Soo xirtaanka waxa ka qiib galey Ku simaha maaxweyanaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ahna wasiirka beeraha iyo waraabka maxamed Xasan fiqi, Gudoomiyaha Maamulka Gobolka BAY, C/rashiid C/laahi Maxamed, Gudoomiyaha Baarlamanka Koonfur Galbeed Soomaaliya C/qaadir Shariif Sheekhuna maye, Xildhibaano, oday dhaqmeedyo, dhalanyaro iyo Wasiirka Ciyaaraha iyo Dhalanyarada Ee KGS  C/laahi Cumar fanax.

 Halkan Ka Daawo VIDEO