Fatax Maxamed Shoobaay, waa wiil sideed jir ah oo haatan jiifa isbitaal kaasoo dhibaato kasoo gaartay Gaari qaarka danbe ka jiiray, Fatax ayaa xili uu wada gooynayay 20/9/2015 isagoo dugsi ka yimid si kedis ah shil ku gallay degmada Afgooye waxaana la keenay isbitaal.
Fatax oo Xiligaas aan helin daryeel deg deg ah ayaa waxaa dhacday in laga jaray xubnihiisa taranka maadaama xiligii wax laga qaban lahaa waqtiga ka raagay dhaqaalo la,aan awgeed.
Reerka Fatax Waa reer aan dhaqaalo buuran laheyn oo Sabool ah, waana mida dhalisay inuu waayo daryeelka.
Gaarigii Dhibaatada geestay mudo ka dib ayaa la qabtay, inkastoo aan waxba laga dheefin, hada weli isbitaal ayuu ku jiraa waxaa uuna haysan xanaano tii u u baahnaa waxaana umadda Islaamka ay waalidkiisa ka codsanayaa inay soo caawiyaan cidii Illaahay wax u dhiibay.
Kala xariir +252617663802
Halkan Ka Daawo Sawiro