Baydhabo(INO)– Madaweynahda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh iyo Gudoomiyaha Baarlamanka Federalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Wasiiro, Xildhibaano ayaa hadda gaarey Garoonka Diyaaradaha Dr. Shaati Gaduud Ee Magaalada Baydhabo, iyadoona la faliyo madaxda Dowlada Soomaliya, Madaxda maamul goboleedyada Dalka iyo weliba Beesha caalamaka.
Halkan Ka Daawo Sawiradda
Xafiiska Warqabadka Idale News Online, Baydhabo
Email: Idalenewsonline@gmail.com Baydhaba Janaay