Daawo Sawiro: Haweenka oo si aad ah ugu biiray Ciidamada Somalia.

0
476

MOGADISHU, Somalia (AP) — Haweenka, ayaa lagu soo waramayaa ineey si xowli ah ugu biirayaan qeybaha kala duwan ee Ciidamada Doowlada Soomaaliya.

7

Naeemo Abdi, waxay wadataa Qoriga AK-47, waxay kamid tahay Haweenka ku biiray Ciidamada Booliska Soomaaliya.

Waa wax adag in Haweeneey labisan dharka ciidanka lagu arkoo Goobaha dadka lagu baaro, maxaa yelaay dadka Soomaaliyeed waa dad ku ad adag xaga Dhaqanka iyo Diinta.

Haweenka ayaa inta badan ku kooban Howlaha Guriga iyo reerka, laakiin Naeemo Abdi iyo kuwo lamid ah, waxay jabiyeen xeerkas, iyagoona ku biiray Ciidamada Booliska Iyo Milatariga.

Waxaa la qiyaasayaa in ilaa 1,500 oo Haween ah ay hada ku jiran Ciidamada Dowlada Federaalka Somalia.

Halkan ka daawo Sawirada:

7 1 2 3 4 5 6

Idale News Online, Muqdisho.