Daawo Sawiradda: Xildhibaan AUN Maxamed Ibraahiim Xaabsade Oo Baydhabo lagu Aasay

0
188

Baydhabo(INO)- Wararka aanu ka heleeyno Magaalada baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxa ay sheegayaan in Magaalada Baydhabo lagu aasay Allaha unaxatiistee Xildhibaan Xaabsade.

Dadweyne aad ufarabadan Masuuliyeenta Koonfur Galbeed Ee Somalia Ayaa ka qeeybgalay aaska Marxuum Xaabsade.

Amaanka Magaalada Baydhabo ayaa si aad ah loo adkeeyay iyadoo ciidamo aad ufarabadan lasoo dhuubay wadooyinka Baydhabo.

Xildhibaan Afaraale oo katirsan Baarlamaanka Somalia si weeyna ay isku yaqaaneen ayaa aaska kadib warbaahinta la hadlay isga oo sheegay in uu ahaa wadani dhab ah dadka soomaaliyeedna uu ka tagay.

Dhinaca kale Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Ee Somalia Shariif Xasan sheikh ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid allaha u naxariistee Xildhibaan xaabsade.

Halkan Ka Daawo Sawiradda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here