Waxaa magalada Baydhada lagu qabtay siminaar lagu wacyagelinayay qaar ka mid ah bulshada reer Baydhaba.
Wasiirada haweenka Maamulka Koonfur Galbeed soomaaliya oo kaqeybgashay siminaarkan lagu baranaayey ka hortahga cudurka dilaaga ah HIV/Aids-ga ee maanta ka furmay magaalada Baydhaba –
Idale News, Online, Xafiiska Baydhabo