Idale Somali News Update Daawo Sawirada Shabaab Oo Meel Fagaaro Ah Kusoo Bandhigay Meedad Ciidamo Itoobiyaan Ah. By News-Editor - April 7, 2014 0 263 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Shabaab ayaa maanta meel fagaaro ku yaala degmada Wabxo kusoo bandhigay meedad Ciidamo Itoobiyaan ah ay ku laayeen deegaankaasi kadib markii dagaal culus uu ku dhex maray ciimada Itoobiyaanka iyo xoogaga Alshabaab. Idale News Online, Galgaduud.