Nin u dhashay dalka Argentina ayaa waxa uu noqday ninkii ugu horeeyay ee faraskiisa u tababara sida bini aadamka gaarsiiyana in uu ula dheelo sida uu doono.
Sida ay qoreen war-baahinta caalamka qaar badan oo kamid ah, waxaa ninkaani oo soo bandhigay show uu ku muujinayo tababarka uu siiyay faraskiisa loo aqoonsaday carbiyaha ugu weyn ee fardaha dunida
Sanad ayaa la sheegay in ay ku qaadatay ninkaani in uu tababaro faraskaasi.
Idale News Online.