Daawo: Baaq kasoo baxay Beesha Baraawe Gaar Ahaan Beesha shangamaas, Toore & Todoobo Toll( Tunni) oo Ka Tirsan Digilmirifle oo Ku Dhaqan Gobolka Ohio.

0
295

wargarad, aqoonyahano ka soo jeedo gobolka shabellaha hoose gaar ahaan degmadda Baraawe ayaa soo sarey baaq nabeeed ku wajahan dalka. baaqan ayaa loo jeediyey dowlada soomaaliya in sameyso calaad , sinaan iyo ka dhowrsinaa eexda taasi oo ah mid ku taagnaan karo jiritaankeed hadii sameyso.

waxaana soo saarey baaqan Beel weyne Shangamaas, Toose iyo  Todobo Toll( Tunni), oo ku abtirsantoo Besha Digilmirifle.

.
Beesha TuniIdale News Online,Ohio.