Mudaaharaad aad u balaaran ayaa ka Dhacey Dalka Mareyka Gaar ahaan Gobolka Minasota oo soomaaliya ay badan tahay, mudaaharadakani oo looga soo horjeeda siyaasada qalafsan ee dowlada madaxweyne xasan sheekh.
boqolaal dad weyne ahayaaa lagu arkey wadooyinka magaalaa Minipolis, kuwaasoo lulayo hal ku dhigyo, lugo diidab yahay imaanshaah madaxweyne xasan ee dalka Mareykanka.
mudaaharadiyaasha ayaa codsaneyin in laga qaado ciidamada Dowlada soomaliya kuwaasoo in badan lagu eedeyaey in dhibaato hor leh ka geysaneyaan gobolka shabellaha hoose, sidoo kale, waxay dowlada madaxweyne xasan sheekh ay ku eedayayeena ama ay wax ka qaban weynsey amaanka dalka tan iyo markii la yegleeley sanadkii 2012.
Halkan Ka Daawo.