Sanca(INO)-Dalka Yemen ayaa mudooyinkii ugu danbeeyay waxaa ka socday dagaalo Xoogan kuwaasi oo Saamayn balaadhan ku yeeshay dadkii Shacabka ahaa oo u qaybsamay, wax dhintay, wax qaxay iyo kuwa xaalada Qalafsan ay hada ku haysato gudaha dalka yemen.
Muuqaal Laga baahiyey Warbaahinta Al-jazeera ayaa muujinaya Rafaadka iyo Dhaabatada haysata dadka Yemeniyiinta ah ee ku sugan hada gudaha dalkaasi, Kuwaasi oo Haraad la il daran islamarkaana ku dagaalamaya Booyad biyo ah.
Halkan Ka Daawo.
Idale News Online Sanca