Baydhabo(INO)- Qaar ka mid ah Salaadiinta iyo Waxgaradka Beelaha Daarood ayaa taagyeero iyo Niyo dhis u muujiyey Musharax Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Mr. C/rashiid Maxamed Xidig oo la tartarmi doono , Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Idiris Cabdi Takhtar iyo Musharax C/ftaax Maxamed Ibrahim Geesey oo ka Soojeedaan Beelaha Digil iyo Mirifle.
Home Idale Somali News Update Daawo: Qaar Ka Mid Ah Salaadiinta iyo Waxgaradka Beelaha Daarood Oo Taagyeerey...