Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelada hoose waxey kamid tahay meelaha Mooryaanta Habargidir ay ka geestaan weli dhac iyo Xasuuq.
Odey ka mid ah Odeyaasha reer Afgooye ayaa si carro leh uga hadlay dhibaatada lagau haayo Shacabka Degmada Agooye isagoo tusaalooyin fara badan oo dhiira galin ah ka sheegay Madasha Shirka uu ka dacayay.
Shacabka ku dhaqan Shabeelada hoose ayaa u muuqdo kuwa u midoobaya cadowga kaga soo duulay dibadda.
