Daawo: Muungaab oo si caro Leh ugu Jawaabay faroole “Qabyaalad heerkuu ka gaaray marxumiin ayuu kala saaray”

0
207

Muqdisho (INO) Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Gen: Muungaab ayaa sheegay in isbadal wayn magaalada Muqdisho Laga dareemay mudadii uu xilka hayey, isagoona sheegay inuu si gaar ah Diirada u saaray Soo celinta Hantida la kala haystay.

mungaab1

Sidoo kale Muungaba ayaa si cadho leh wuxuu uga Jawaabay hadalkii dhowaan kasoo baxay madaxwaynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan faroole kaasi oo sheegay in dadka Kasoo Jeeda Puntland keliya lagu beegsado magaalada Muqdisho.

“Nin Siyaasi ah oo meelahaas Qaxooti ku ah, oo dhahayaa Xamar halaga soo baxo, Maxaa yeelay Dadkii Hotelka Lagu Qarxiyey waxaa lagu dilay Halkii nin oo Tuuladeena kasoo Jeeday, War Ilaahbaan Idinku Dhaarshee Qabyaalad iyo Kala Qo-qob Soomaaliyeed meeshuu ka gaadhay, Marxuumiiintii ayuu kala Saaraayaa” Ayuu yidhi Muungaab oo Ka jawaabayey hadalkii Faroole.


Idale News Online, Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here