Baydhabo(INO)- Ex. Wasiir Musharax Amiino Maxamed Mursal ayaa Maanta Si weyn Looga Soo Dhaweeyey Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay, aydoona ay soo dhaweeyey odayaal, dhalanyaro, Siyaasiyiin iyo Wasiiro ka tirsan KGS.
Home Idale Somali News Update Daawo: Musharax Aamino Maxamed Mursal Oo Si Weyn Looga Soo Dhaweeyey Baydhabo