Baydhabo(INO)- Ex. Wasiir Musharax Amiino Maxamed Mursal ayaa Maanta Si weyn Looga Soo Dhaweeyey Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay, aydoona ay soo dhaweeyey odayaal, dhalanyaro, Siyaasiyiin iyo Wasiiro ka tirsan KGS.
Home  Idale Somali News Update  Daawo: Musharax Aamino Maxamed Mursal Oo Si Weyn Looga Soo Dhaweeyey Baydhabo
Latest article
Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada
                    
Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...                
            Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay
                    
Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...                
            Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar
                    
idalenews (INO)  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...                
            
                





