Madaxweynaha Maraykanka oo ku sugnaa bandhiga sayniska ee aqalka cad, ayaa si deg deg ah goobtaas uga tagay, ka dib markii si lama filaan ah ay gabadh wariye ah oo ku sugnayd goobtu waydiisay, waxa jira wararka sheegaya in u ogolaaday, khabiiro tababara kooxaha mucaaridka Suuriya.
Obama ayaa si deg deg ah uga cudur daartay, waydiinta gabadhaas si deg deg ahna uga tagay goobtaas.