Chicago(INO)- Waxaan maqli jirnay “Neef bireysan geedo kama waabto”. Neef ido ah oo kasoo cararay goob xoolaha lagu bireeyo oo ku taal magaalada Chicago ee dalkaasi Mareykanka ayaa khal-khal geliyay gaadiidka kaddib markii uu soo galay wado isaga oo naf-la-caari ah.
Home Idale Somali News Update Daawo: Lax in la bireeyo kasoo carartay oo khal-gal gelisay gaadiidka Magaalada...