Daawo: Jaamacadda Jubbadda Sare Ee Baydhabo Oo Kuliyad Cusub Ku Soo Kordhisey Jaamacadaasi

0
208

Baydhabo(INO)-Jaamacada Upper Jubba ama Jubada sare  Ee Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay, ayaa Maanta Furtey (Faculty Computer Science & Information Technology) iyadoo Masuuliyiinta Jaamacadaasi Ay Sheegeen  In Bariyaasha  ay ka noqan doonaan Macalimiin dibada ka timid kuwaasoo soo bartey Cilmiga IT iyo Barashada cilmiga Computerka , waxaana hada ka socda Jaamacada Upper Jubba ama Jubada sare isdiiwaan gelin waqtigan xaadirka.

Halka Ka Daawo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here