Daawo: Gollaha Wasiirada KGS Oo Maanta Yeeshey Kullan Looga Hadlaayey Amaanka KGS

0
174

Baydhabo(INO)- Waxaa Maanta Ka Dhacey Madaxtooyada Koonfur Galbeed Soomaaliya shirkii khamislaha ahaa Oo ay Yeesheen gollaha wasiirada Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Waxaana shir godominayey Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliy shariif xasan sheekh Aadan.

Shirka Maanta Ee Gollaha Wasiirada iyo Madaxweynaha  Ay Yeesheen ayaa waxaa lagu aransanayey Amaanka Deganada Koonfur Galbeed Soomaaliya, sidii looga saari lahaa Deganada qaar oo Al shabaab haysto iyo sidii loo xureyn lahaa deegano hada ay ka taliyaAn Maleeshiyada Al shabab Ee Soomaaliya ka dagaalanta.

Cododka Faah Faahinta La Soco

Halkan Ka Daawo Sawiro02

01

03050604