Gudoomiyaha beelaha reer Goleedka oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay inay jiraan qoysas fara badan oo ka barakacay magaalada Kismaayo arrintaas oo uu ku eedeeyay hoggaamiye Axmed Madoobe.
Maamulka Jubba ayuu sheegay in ay si qasab ah u barakiciyeen dadkaasi u dhashay reer Goleedka oo heybtooda lagu raadsanayo sida uu sheegayo.