Daawo: Dowlada Cumaan Oo Deeq Raashin Ah Gaarsisey 500 Oo Qoys Oo Ku Nool Magaalada Baydhabo

0
499

Baydhabo(INO)- 500 oo qoys oo dad masaakiin ah ayaa maanta deeq cuno ah oo ay katimid dowlada cumaan lagaarsiiyey Xili lagu jiro bisha barakeysa ee ramadaan.

Deeqdaas ayaa waxay isugu jirtay Bur,Baris ,Sonkor,Basto,Saliid,Timir iyo caleen.

Deeqdan ayaa waxaa ay katimid Suldaaan qaamuusaka Cumaan iyo shacabkiisa ayaa waxa loosoo mariyey maamulka Gobolka Bay iyo Degmada Baydha iyadoo iyadoo xiliga la qeybinaayey ay halkaasi kusug naayeen gudoomiyaha gobolka Bay iyo duqa Degmada Baydhabo.

Qaybinta raashiinkan kadib ayaa waxaa halkaasi dowlada cumaan oo iydu deeqdan katimid uga mad celiyey faah faahiyey wakiilka deeqdaasi dowlada cumin,Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Cabdulaahi Cali Watiin iyo gudoomiyahaGobolka Bay Cabdi Rashiiid.

Intaa kadib ayaa dadkii iyagu la gaarsiiyey cunada qaar kamidah muujiyey dareen koda ku aadan deeqda lasiiyey iyagoona umadad celiyey dowlada cumaan ee deeqan katimid.

Halkan Ka Daawo Sawiro

010203040506070809

Wariye Abshir Maxamed Nuur,

Xafiiska Warqabadka Idale News Online, Baydhabo
Email: Idalenewsonline@gmail.com Baydhaba Janaay