Teleefeshion caalamiga ee Aljazeera ayaa soo bandhigey qulqulka dhalinyarada itoobiyaanka ah ee dalkooda uga haajira dhibaatada nolosha ee dalkaasi ka jira kuwaasoo intooda badan shaqon iyo nolol u doonta wadamada khaliijka iyo Yurub.
Tiro aad u badan oo dhalinyaro u dhashey dalka Itoobiya ayaa sheegay in ay dhibaato baaxadeeda leh la kulma intaa ay wadada ku sii jiraan. Daawo:
Idale News Online