Siyaasiga weyne Ee soomaaliya cali khaliif Galeydh, ayaa Gaarey Degmada Taariikhiga ah Ee Taleex oo Xun u ah Dowlad Goboleedka Khaatumo state.
Imaansahada Cali khaliif ayaa ku soo beegmey, xili dhawaan Degmada taleex ay gabsatey Dowlada somaliland, isla markaana ka dibna isaga soo baxdey.
Cali khalif galeydh, waxa uu ka mid yahan siyaasiyiinta loolanka adag ugu jiro inuu hergalo maamulka khaatumo.
