Baydhabo(INO)– Shir ay ku yimaadeen Bulshada Beesha 5ta Caleemood ee ku dhaqan Gobolka banaadir ayaa ka dhacey Gaabow Hotel, taasoo lagu taagyeeraayo Malaaq Guud ee Beesha shanta Caleemood Malaaq Siidow Maadow Malaaq Muuse.
Kullanka ayaa laga soo saarey War murtiyeedka lagu taagyeeranayo laguna Digaayo Siyaasiin Bahdilaad ka Dhex wada Dhaqanka Guud ee Beeshaas. waxayna sidoo kale Taagyeereen Shirarka Madashada Wadatashiga Qaran Ee Ka dhacey Garowe, Baydhabo Iyo Magaalada Baydhabo.
Waxayna Xuseen in si cadaalad ah ay u dhici doonto Soo xulista Ergada Dooraneysa Xubnaha Danaynaya inay ka mid noqodaan Baarlamanka Soomaaliya ee 2016.