Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ayaa waxaa tababar loogu soo xiray xerada ciidamada Jazeera ee duleedka magaalada Muqdisho.
Munaasabadda xiritaanka tababarkan oo ay ka qeyb galeen saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa waxaa lagu eegay qaabka ay u qaateen tababarka ciidamada qalin jabiyay, iyadoona khudbado loo jeediyay.
Idale News Online Mogadishu.