Ciidamada Koonfurta suudaan oo 15KM u Jira magaalada Mucaaradka Haysto ee Bantiu State iyo Dagaal laga cabsi qabo.

0
276

ciiidmada wadanka konfurta sudan ayaa tan iyo shalay ku sii jeeday gobolka unity state  ee ay caasimada u tahay Bentiu  halkaas oo uu mucaaridka uu hogaamiyo madaxwayne ku xigeenkii hore ee dalkaasi .

ciidamadan ayaa laga cabsi qabaa hadii ay halkaasi gaadhan in ay ka bilowdaan dagaalo hor leh oo u dhaxeeya mucaaridka halkaasi hore u qabsaday iyo iyaga

dadka ku nool gobolkaasi waa goblka shidaalka ku qaniga ah e ayaa tan iyo shalay ka qaxayay magaaladaasi

wixii wara ah ee ka soo kordha fadlan kala soco shebakada warbaahinta  ee www.Idalenews.com

bentiu-south_sudan-sudan-war-heglig-2012-4-19

Idale News Online, Jubba.