Saturday, May 3, 2025

Magaalada Kismaayo oo qarka u saaran iney u gacan gasho ciidamada huwanta ee Kenya...

Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose ayaa maanta uu ka jiraaa jawi ka duwan kii hore, oo ah in uu san ka jirin...

Danjire Ali Ameriko, Safiirka Somalia ee Kenya, oo dacwad qoraalka ah ka gudbiyey Wasiir...

Danjiraha Soomaaliya ee dalka Kenya Maxamed Cali Ameeriko ayaa sheegay in Safaaraddu ay dacwad ka dhan ah wasiirka arrimaha dibadda ee dalkaasi u gudbisay...

UN oo sheegey in Somalia ay si rasmi ah uga baxday KMG ay ku...

Q.M. ayaa shaaca ka qaadday in Soomaaliya ay gebi ahaanba ka gudubtay KMG-nimadi islamarkaana ay si rasmi ah u yeelatay Dowlad Qaran oo dhameystiran...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Shirka Qaramada Midoobey ee New York dhowaan

Waxaa la filayaa in 23 bishaan September uu Dalka ka ambabaxo Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud, waxaana uu tagi doonaa Magaalada New...

Ciidamada Huwanta ee ku soo durqaya Magaalad Dekada ah ee Kismaayo

Dagaal aad u qaraar ayaa waxaa lagu soo waramayaa inuu ka qarxay barqanimadii maanta degaano ku yaala duleedka magaalada Kismaayo ee gobolka jubada hoose...

Wasiirka Arrimaha Dibada ee Kenya oo qaraxii hotel Jaziira ku eedeeyey Madaxweynihii hore

Wasiirka Arrimaha Dibada Kenya Sam Ongeri oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Nairobi ayaa ka hadlay qaraxii ismiidaaminta ee Arbacadii la soo dhaafay...

Madaxweyne Xasan iyo Afhayeenka Barlamaanka Prof Jawaari ayaa casuumaado kala gooni ah ka kala...

Dowladda dalka Ingiriiska ayaa ugu horeyn aad u soo dhoweysey doorashada Madaxweynaha cusub ee Somalia Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo isbedelka siyaasada eee Soomaaliya isla markaasna waxay casuumaad...

Xaflad Caleema Saarka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dhaceysa September 16keeda

Kulan xalay ay wada qaateen Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Prof. Jawaari iyo Madaxweynihii hore ee...

Musharaxiintii ku bahoobay Dallada isbedeldoonka Soomaaliyeed oo hambalyeeyey Madaxweyne Xasan Sheekh

Kulankaan oO ay ka qeyb galeen xildhibaano, siyaasiin odayaal dhaqameed ayaa waxa si weyn loogu soo dhaweeyay una hambalyeeyey Madaxweynaha Cusub ee Dowlada Federaalka...

Labo Qarax oo ka dhacey hotel Jaziira ee Magaalada Muqdisho

Labo qarax oo ismiidaamin ah oo u muuqdey in ay ka dambeeyeen dad Soomaaliyeed oo aan dan ka laheyn in la helo nabadgelyo iyo isbedel iyo horumar leh  ayaa...

Dowladda Britain ayaa soo dhaweysay doorashadii Dr. Xasan Sheekh Maxamuud

Dowladda Britain ayaa soo dhaweysay doorashadii shalay ka dhacday magaalada Muqdisho ee madaxweynaha cusub lagu doortay, waxeyna sheegtay inay taageeri doonto Somalia sidii ay...

Taariikhda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo kooban

Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah ugu guuleystay doorashada madaxtinimada Soomaaliya ee caawa ka dhacday magaalada Muqdisho. Mudane Xasan Sheekh wuxuu ku dhashay...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...