Faalo: Hadday Xaajo Murugto. Maaraynta Yaa Hela?
Soomaalidu waxay lahaan jirtey dhaqan toosan, Umaddu waxay lahayd Xeer iyo Xad ay isku xushmeeyaan iskuna xaq dhowraan, waxay ka tusaale qaadan jirtey Aqoonyahankooda,...
Cawaale: “Calanyahoow Cisigaadii mar kale soo celin, colaad laga fiyoobaan..Inshaa Allah”
Calanyahow calanyahow baluugee
xidigta xidigta cadaankee
dhexda kaga cabirantee
cizigii xoriyadee
lixdankii ku caanbaxoo
inshallahu marbaad curanoo
Rabi soo celin cudurdaaro
sida curubta iyo
ubax curdunaad carfi doonta
Oo cizigaagi markale soo celin
cirku...
Xaflad balaaran oo lagu taageeraayo Madaxweyne Xasan oo ka dhacdey Minneapolis, Minnesota
Xaflad si aad u weyn loo soo agaasimay laguna taageerayay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Minneapolis Gobolka...
Labo Wiil oo lagu Dilay Suuqa Xoolaha ee Magaalada Muqdisho
Iyadoo ay soo badanaayaan dilalka qooleysata bistooladaha ku hubeyso ay geystaan, ayaa waxaa xaafadda Suuqa Xoolaha ee degmada Huriwaa lagu toogtay laba wiil oo...
Ciidamada Amniga oo howlgalo ka fuliyey bartilmaameedyo ku yaala Degmooyinka Waaberi, Hodan iyo Wadajir
Ciidamada Amniga ayaa xaley waxay howlgalo ay dad ku soo qabqabteen ka fuliyey seddex degmo oo ku yaala magaalada caasimada ee Muqdisho oo kala...
Madaxweyne Xasan oo u wakiishey Dr. Abdiweli Ali Gaas inuu uga qeybgalo Shirka Qaramada...
Shir sanadeedka loo dhan yahay ee Qaramada Midoobey ee New York ayaa lagu wadaa inuu maalinta isniinta ah ka furto Xarunta Qaramada Midoobey ee...
Xafladdii Qalin Jabinta Ardeyda Soomaaliyeed ee Wax ku barata Waqooyiga Suudaan
Kuliyadaha kala duwan ee dalka Suudaan oo ay wax ku bartaan ardey Soomaaliyeed oo aad tiro badan, ayaa waxaa sanad kastaa ka qalin jibiya...
Dil loo geystey Xildhibaan ka mid ah Barlamaanka Cusub ee Dowlada Federaalka Soomaaliya
Kooxo hubaysan ayaa Caawa waxa ay magaalada Muqdisho ku toogteen alla ha u naxariistee Musfat Maxamed Maclin oo kamid ahaa Barlamanaka cusub ee Soomaaliya.
Dad...
Safiirka Midowga Yurub ee Somalia oo maanta Muqdisho tagey lana kulmey Madaxweyne Xasan
Madaxweynaha dowlada Soomaaliya ayaa maanta kulan la qaatay safiirka Midowga Yurub ay u soo magacaawday dalka Soomaaliya.
Kulanka uu Madaxweyne Xasan Sheekh La qaatay ambasadorka...
Qaraxyo iyo dilal qorsheysan oo beryahan ku soo badanaya Magaalada Muqdisho
Magaalada Muqdisho oo amnigeedu soo hagaagaayey bilihii ugu dambeeyey, sidoo kalena in muddo ahna aan lagu arag qaraxyo iyo dilal is xigxiga oo maalin kastaa...
Madaxweynaha oo ka hadley qaraxii dhibaatada badan geystey ee Bar Village
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacbiga Soomaaliyeed geerida ku timid dadkii shacabka ahaa iyo wariyeyaashii oo iyaga oo aan waxba...
Isbedel Protocolka iyo Safarada Masuuliyiinta Sare ee Dowlada oo durbaba ay la timid Dowlada...
Tan iyo markii la doortey Madaxweynaha dowladda Federalka Soomaaliya ayaa waxaa soo baxaayaa is bedel u muuqda in madaxweynaha ka dhabeynayo balanqaadyo uu sheegey...
Qabanqaabo aan horey loo arag Nooceeda oo lagu taageeraayo Madaxweyne Xasan oo ka socota...
Bulsho Weynta Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Minnesota ee Dalka Mareykanka oo ah hooyada jaaliyada qurbo joogta Soomaaliyeed, isla markaasna ah jaaliyada ugu wadan...
Ciidamo Booliis oo AMISON ka socda gaar ahaan Nigeria oo Muqdisho soo gaarey.
Iyadoo ay jiraan Ciidan Booliis oo Dalka Soomaaliya leeyahay ayaa haddana waxaa muuqata in loo baahdey ciidan booliis oo kale oo dalalka Afrikaanka leeyahiin oo...
Kulan Xaley Dhexmarey Madaxweynaha iyo dhamaan Xildhibaanada
Kulan wada tashi ah oo uu ku baaqey madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xaley la qaadey Xildhibaanada dowlada Federaalka Soomaaliya iyo qaar ka mid ahaa...
Madaxweynaha cusub oo Safarkiisa ugu horeeya Uganda u tagi doona
Sida aan ku heleyno warar lagu kalsoon yahay Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu jimcaha soo aadan u duulo dalka Uganda...
Cabsi laga soo sheegaayo in magaalada Kismaayo gudaheeda lagu dagaalamo
Dagaalyahano ka tirsan Shabaab ayaa buuxiyay magaalada Kismaayo oo maalmahan ay culeysyo ay ugu weynaayeen Warbaahinta Caalamiga oo ku aadan xiisadaha dagaal ay saarnaayeen,...
Xubno Barlamaanka ka tirsan oo Baaq ku aadan Qorshaha Kenya u direy Madaxweynaha Cusub...
Xubno ka mid ah Baarlamanka Soomaaliyeed ayaa ugu digay Xasan sheekh Maxamuu inuu gor gortan uusan kala galin Xukuumada Kenya inay kala hadasho Biyaha...
Sheekh Shariif, Madaxweynihii hore, oo been abuur ku tilmaamey hadalkii Wasiir Dibadeedka Kenya
Madaxweynihii hore Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa iska fogeeyay inuu ku lug lahaa qaraxii ka dhacay...