Tuesday, September 16, 2025

Daawo La yaabkaan: Ehelka Milyaneer British ah oo sunta dadka nafta ka qaada ku...

Dadka da'da ah ama la il daran xanuunada amaba Nolosha ka quustey ee aan haysan diinta Islaamka ayaa waxay nafta isaga qaadaan kaniin durbaba...

Daawo: Dadaal ku dayasho Mudan

Ninkaani Video ka muuqda waa nin ka soo jeeda wadamada Khaliijka, kaasoo Ilaahey waafajiyey isagoo aragu ka tagey inuu shanta salaadood ee Ilaahey dadka...

Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Faarax C/qaadir oo qoraal uu ka sido Madaxweyne Xasan gaarsiiyey Amiirka...

Wasiiru dowlaha madaxtooyada Somalia Faarax Cabdiqaadir ahna masuul ay aad isugu dhow yihiin madaxweynaha Soomaaliya, ayaa magaalada Kuwayd kula kulmay amiirka Kuwayd Sheekh Sabaax...

Talyaaniga oo sheegey in uu tababari doono Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed

Wasiirka Arrimaha Dibadda Dalka Talyaaniga Guilio Terzi ayaa sheegay in dowladda Taliyaaniga ay tababar u bilaabi doonto bishan 200-askari oo boolis ah oo ka...

Warbixin: Kufsiga oo aad ugu soo kordhaya xeryaha qaxootiga ee Magaalada Muqdisho

Talafishinka Al-Jazeera ee ku yaala dalka Qatar ayaa warbixin ka diyaariyay xaaladda ay ku sugan yihiin haweenka degen xeryaha barakacayaasha ee Muqdisho ku yaala...

Madaxweyne Xasan oo Arrimo badan ka hor sheegey Xiritaanka Kalfadhigii 1aad ee Barlamaanka

Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud ayaa ka hadlay arimo badan oo ka taagan guud ahaan dalka isagoo si weyn uga hadlay xaalada uu...

Wasiir Dibadeedka Somalia Fowsiya oo Talyaaniga u joogta Khilaafka Safaarada Somalia Ee Italy iyo...

Wasiirka arimaha dibada ee dowlada Soomaaliya Marwo Fowsiya Yuusuf Xaaji aadan oo maalmihii la soo dhaafay ku sugneyd magaalada London ee dalka ingiriiska ayaa...

Daawo: Australia oo amar ku bixisey in la laayo 1/3 geela duurjoota ah, iyo...

Geel duurjoog ah oo lagu qiyaaso milyan ayaa ku nool dalka Australia. Dowlada Australia ayaa soo saartay sharci cusub oo dhigaya in sadax meelood...

Kalfadhigii 1aad ee Barlamaanka oo maanta la sogootinaayo iyo Barlamaan ka oo gali doona...

Kulanka ay maanta yeelanayaan xubnaha barlamaanka federaalka Soomaaliya ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa la sheegey in lagu soo xiro doono kalfadhigii kowaad ee...

Dowlada Somalia iyo Alshabaab oo mid kastaa guulo ka sheegtay dagaalka Gobolka Gedo

Saraakiisha Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Alshabaab ayaa guulo ka kala sheegtay dagaallo xoogan oo maalintii shalay ku dhexmaray deegaan ka tirsan...

Sheekh Shakuul: “Dadka Waxay rabaan Maamul Goboleed ee waa in la ixtiraamaa Dastuurka Somaliyeedna...

Sheekh Maxamed Ibraahim Shakuul oo la sheegay inuu u sharaxan yahay madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland ayaa si faahfaahsan uga hadlay xalka arimaha maamul usmaeeynta...

Shirkadda Nike ayaa kabo cusub oo cajiib ah u sameysey xiddiga Real Madrid iyo...

Shirkadda Nike ayaa kabo cusub oo cajiib ah u sameysey xiddiga Real Madrid iyo Portugal Cristiano Ronaldo. Kabaha cusub ayaa waxaa loogu tala galay in...

Wasiirka Gaashaandhiga Kenya iyo Ganacsatada Islii oo kulan ku yeeshey magaalada Nairobi/Kenya

DhageysoWasiirka Gaashaandhiga Kenya, Yuusuf Xaaji Sheekh Shakuul Mas’uuliyiin isugu jira wasiiro iyo xildhibaano ayaa maanta kulan la yeeshay ganacsatada xaafada Islii ee magaalada Nairobi.Shirka...

Dood: Aqoonyahanada Puntland oo ka digey khalaase ka dhaca Puntland 8da January 2013 oo...

Dhageyso aragtida kala duwan ee laga qabo muddo kororsiga xakuumadda Madaxweyne C/Raxmaan Faroole oo waqtigeedu ku egyahay sideedda bishan Janaayo. // // Doodda ayaa...

Guddoomiyaha Gobalka Bay oo wax laga xumaado ku tilmaamey dil Bardaale loogu geysey shaqsi...

Xarakada Al shabaab ayaa la sheegayaa in ay wadada u galeen baabuur uu watey nin lagu magacaabo Samoow oo la sheegey inuu ahaa shaqsi...

Ururka Wadamada Islaamka “OIC” oo shirweyne dhowaan uga furmi doono Magaalada Istanbul

Ururka Iskaashiga Dalalka Islaamka ayaa shaaca ka qaaday in isniinta todobaadka inagu soo foolka leh, ay magaalada Istanbul ku qaban doonaan shirweyne caalamiya oo...

Daawo: 12 sano jir u dhashey dalkaTurkiga ooTuug hubeysan ka badbaadiyey Dukaan ay lahaayeen

Sida ka muuqata Video 12 sano jir u dhashey dalka Turkiga ayaa Tuug damacsanaa inuu dhaco dukaan ay lahaayeen badbaashey ka dib markii uu...

Afhayeenka Ahlu sunna ee Gobalka Gedo oo sheegey in Maamul u sameynta Jubooyinka iyo...

Mid ka mid ah masuuliyiinta ururka Ahlu Sunna Wal Jamaaca oo hadda ku sugan gobalka Gedo ayaa sheegey in maamul u sameynta jubooyinka iyo Gedo ay tahay arrin ay...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...