Tuesday, September 16, 2025

Maamulka Gobolka Sh/Dhexe oo ka hadlay xirnaanshaha shirkadihii Xawaaladaha ee Jowhar

Maamulka Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa ka hadlay xirnaansha ilaa 10-shirkadood oo xawaaladaha ka howl gala magaalada Jowhar, kuwaasoo albaabada u laabay, markii Maamulka uu...

Wasiirka arimaha gudaha iyo amniga oo ka qeybgalaya Kulan looga hadlayo amaanka Gobolka Sh/Hoose...

Kulan Balaran oo looga hadlayo Amaanka Gobolka Shabeelaha Hoose Ayna ka qeybgaleen wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya ayaa haantan ka soconaya Magaalada...

Maxaabiis ku dhaawacantay xabsiga Gaalkacyo kadib markii ay isku dayeen inay baxsadaan

Ciidamada ilaalada Xabsiga magaalada Gaalkacyo ayaa maanta ka hortagay Maxaabiis isku dayday in ay ka baxsato xabsiga Magaaladaasi iyadoo sadax ka mid ah maxaabiistaasina...

Hey’adda Nabadsugida qaranka oo faah faahin ka bixisay howlgalo boqolaal ruux lagu soo qabtay

Hey'adda nabadsugida qaranka ayaa faah faahin ka bixisay howl galo boqolaal ruux lagu soo qab qabtay, kaasoo xalay Ciidamada amaanka dowladda ay ka sameeyeen...

Mareykanka oo sheegay inuu ka qeyb qaatay howl galkii Buulo Mareer

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in taageero kooban ay ka geysteen howl galkii Ciidamada Kumandoska Faransiiska ku qaaday deegaanka Buulo Mareer ee gobolka Shabellaha Hoose,...

Wafdi Uu Hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo U Ambabaxay Dalka Mareykanka

Gelinkii dambe ee maanta waxaa magaalada Muqdisho ka ambabaxay Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayadoo wafdiga Madaxweynahana ay...

Wafdi ka socda Safaaradda Soomaaliya ee Turkiga Oo Maanta si heer sare ah loogu...

Wafdi ballaaran oo ka socda Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Turkiga ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayadoo wafdigaasina si heer sare ah loogu soo...

Dowladda Faransiiska oo sheegtay inay adkeyneyso amaanka dalkeeda, kadib howl galadii Mali iyo Somalia

Dowladda Faransiiska ayaa ku dhawaaqday inay ka feejignaaneyso weeraro uga yimaada dhinaca kooxaha Mintidiinta, kadib markii Ciidamada Faransiiska howl galo ay ka fuliyeen...

Windows Messenger oo gabi ahaan la xirayo 15 March

Shirkadda Microsoft waxay ku dhawaaqday in 15 March ay si rasmi ah u xiridoonto adeegga xariirka bulshada ee Windows Live Messenger, wixii ka dambeeya...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay howl galkii Faransiiska ka fuliyay Buulo Mareer

Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareysay howl galkii habeen hore Ciidamada Kumandoska Faransiiska ka fuliyeen deegaanka Buulo Mareer ee Gobolka Shabellaha Hoose, kaasoo ay doonayeen...

Burcad badeed sii daysay shaqaale u dhashay dalka Siiriya

Burcad badeed Soomaali ah ayaa sii daysay saddex ruux oo u dhashay dalka Siiriya oo ay madaxfurasho u haysteen illaa iyo sanadkii 2010kii iyadoo...

Dowladda Faransiiska oo duqeyn cirka ku wada Islaamiyiinta Mali

Ciidamada cirka ee dalka Faransiiska ayaa wada weeraro cirka ah oo ay la beegsanayaan kooxaha Islaamiyiinta ee dalka Mali, iyadoo ciidamo fara badan u...

Ciidamadii Milateriga ee ku sugnaa Gobolka Sh/Hoose oo lagu bedelay ciidamo kale

Wararka ka imaanaya deegaanada gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya Ciidamo Milateri oo ka tirsan guutada labaad ee ciidamada xooga dalka la geeyay, kadib markii...

Wasiirka Difaaca oo ka warbixiyey Wareerkii lagu soo furan lahaa La haysta Fransiiska oo...

War goor dhaweyd kasoo baxay Wasaarada Difaaca Faransiiska ayaa lagu sheegey in howlgal ay Ciidamada Faransiisku kasameyeen gudaha Soomaaliya oo ay kusoo furan lahaayeen...

Madaxweynihii hore ee Somalia Sharif Sheikh Axmed oo gaarey Jaamacada Boston ee Gobolka Massachusets,

Madaxweynihii hore Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa u dhoofay dalka Mareykanka, halkaasoo uu ku diyaarin doono darajada Master-ka, kadib markii uu casuumaad ka helay...

Dib-U-Eegis Lagu Sameeyey Qaab Dhismeedka Wasaaradaha Qaarkood.

Shir Jara’id oo uu xalay ku qabtay xafiiskiisa Xooghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Mudane Maxamuud Xirsi Cabdulle ayaa ka hadlay dib-u-eegis lagu...

Ergooyinka Shirka Maamul u Sameynta Jubbaland State oo ku soo qulqulaayo degmada Kismaayo

Magaalada Xarunta u ah Gobalka Jubbada Hoose ee Kismaayo ayaa si aad ah looga dareemayaa qulqulka ergooyinka shirka ka qeybgalaaya maamul la magac baxey...

Shirweyne Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed oo qabanqaabadiisu Baydhabo ka socoto

Waxaa magaalada Baydhaba ka socda qabanqaabada shir la doonaayo in lagu qabto magaalada xarunta u ah gobalka Bay ee degmadiisa Baydhabo. Shirka oo ay...

Wareysi: Gaandi oo ka hadlay Arrimaha Maamul U Sameynta Jubbaland iyo taariikhdii ay howshaan...

Maxamed Cabdi Gaandi oo ka kadlay Talevisionka Somali chanel ayaa  faah-faahin ka bixiyey Maamul u samaynta deegaanada Jubbooyinka, isagoo ku nuux-nuuxsaday in ay meel...

Dagaal Degmada Saylac ka dhacey iyo qasaaro dhimasho iyo dhaawac oo sii kordhaysa.

Dagaal dhex marey labada beelood ee ku murunsan cida madaxda ka noqon lahayd maamulka magaalada taariikhiga ee Saylac ka dib doorashii golaha deegaanka ee...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...