Tuesday, September 16, 2025

Dowladda Soomaaliya iyo Kenya oo ka wada hadlay dar dar gelinta howl galada ka...

Dowladda Soomaaliya iyo Kenya ayaa ka wada hadlay sidii loo dar dar gelin lahaa howl galada ka socda gobolada dalka, iyadoo Ciidamo ka socda...

Kulan looga hadlayay doorka dhalinyarada Soomaaliyed ee Nabada oo lagu qabtay Nairobi

Kulan looga hadlayey Doorka dhalinyarada Soomaaliyeed ee nabada iyo wada noolaanshaha, iyo is dhex galka bulshada ee qowmiyadaha kale ee ku dhaqan dalka Kenya...

Wasiirka Gaashaandhigga Oo Dalka Dib Ugusoo Laabtay, Kana Hadlay Safarkiisa

Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya oo maanta dib ugu soo laabtay dalka ayaa sheegay in dowladda Uganda ay isku afgarteen sidii tababarrada lagu siinayo ciidamada...

Ciidamada AMISOM oo dil iyo dhaawac u geystey xoolo dhaqato ku nool deegaan ka...

Siddeed ruux ayaa la xaqiijiyay inay geeriyoodeen sagaal kalana ay dhaawacyo ka soo gaareen kadib markii ay ciidamada AMISOM ee ku sugan deegaanka Leego...

In ka badan 1500 ruux oo lagu soo qab qabtay howl galkii laga sameeyay...

Howl gal ay ka qeyb qaateen ciidamada qalabka sida oo saacado badan qaatay, laguna qab qabtay in ka badan kun ruux ayaa laga sameeyay...

Madaxweynaha Soomaaliya oo xalay ka degay Magaalada Washington

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa xalay ka degay magaalada Washington ee dalka Mareykanka, halkaas oo booqasho maalmo qaadan...

Afhayeenka Al-Shabaab Cali Dheere oo markii u horeysay ka hadlay howl galkii fashilmay ee...

Afhayeenka guud ee Xarakada Al-Shabaab Sheekh Cali Dheere oo shalay shir jaraa'id ku qabtay deegaanka Buulo Mareer ayaa markii u horeysay ka hadlay howlgalkii...

Maxkamada dalka Yeman oo xukuntay in la kala qeybiyo guriga qunsulka Soomaaliya ee magaalada...

Go`aanka soo baxay maxkamad ku taala magaalada Cadan ee dalka Yeman taas oo Gacanta ku haysay dacwada dhismaha qunsuliyadda guud ee Soomaaliya ku leedahay...

Gudoomiyaha G/Banaadir oo ka qeyb galay munaasabad xariga loo jarayay machad cusub oo ka...

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa maanta kaqeyb galay munaasabad lagu furayay Machad cusub oo ka shaqeeya cilmi baarista wadankeena. Machadkan Cilmi baarista...

Ciidamada dowladda oo saaka Howl gal ku qaaday xaafado ka tirsan degmada Wadajir

Ciidamada dowladda ayaa saakay waabarigii howl gal ballaaran ku qaaday xaafadaha Nasteexo iyo Buulo Xuubey oo ka tirsan degmada Wadajir, iyadoo Ciidamada ay guri...

Ururada bulshada ee ka howl gala Sh/Hoose oo soo xero geliyay dhalinyaro ka mid...

Ururada bulshada gobolka Shabeelada Hoose oo in muddo aha gobolka aan ka shaqeynaynin ayaa maalmahaan danbe waxay dardar galiyeen howlihii ay bulshada u hayeen...

Golaha amaanka oo taageeray fara gelinta Faransiiska ku sameeyay Mali

Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey oo kulan deg deg ah ka yeeshay xiisadaha dagaal ka taagan dalka Mali ayaa soo dhoweeyay fara gelinta Milateri...

Kulan soo dhoweyn ah oo Wasaaradda A Dibadda u sameysay Diblomaasiyiinta ka howlgala Safaaradaha...

Kulan soo dhoweyn ah oo Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamigaay shalay ugu sameysay Safari Hotel ee Muqdisho qaar ka mid ah Diblomaasiyiintaka howlgala...

In Ka Badan 120 Shaqaalaha Dowladda Ka Mid Ah Oo Tababar Uu Uga Furmay...

Waxaa manta Magaalo maddaxda dalka Burundi ee Bujumbura si rasmi ah ugu furmay tababar la siinayo in ka badan 120 shaqaalaha Dowladda Federaalka ah...

Kulan looga hadlayay maamul u sameynta Kismaayo oo lagu qabtay Muqdisho

Wasiirro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta kulan ay albaabada u xiranyihiin la yeeshay masuuliyiin iyo waxgaradka ka  soo jeeda gobalka shabeelaha hoose. Kulankan ay...

Wasiirka Difaaca oo sheegay in hadda kaddib Ciidamada Xoogga tababar lagu siinayo gudaha Dalka

Dowladaha Soomaaliya iyo Ugandha ayaa isku raacay in wixii hadda ka dambeeya Ciidamada ka mid noqonaya Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee markii hore lagu tababari...

AKHRISO :- Magacyadda Fanaaniinta soomaalida ee ugu Shacbiyadda badan 2013:-

Daraasad ay sameysay Shabakadda Caalamiga ee Idalenews ayaa waxa ay ku ogaatay Tirada Fanaaniinta soomaaliyeed ee sanadkaani 2013 ugu shacbiyadda badan kuwaasoo inta badan...

AMISOM oo tababar u furtay shaqaale loogu talagalay Dab damiska

Taliska Ciidamada Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Amisom ayaa maanta tabar u furay shaqaalaha Rayidka kuwaas oo loo tababari doono ka shaqeynta Gaadiidka dab...

Meydka Askarigii Kumandoska Faransiiska oo la soo bandhigay

Xarakada Al-Shabaab ayaa soo bandhigay Meydka Askarigii Faransiiska ee ka mid ahaa Ciidamadii Kumandoska ee habeenkii jimcihii weeraray deegaanka Buulo Mareer, kadib markii...

Al-Shabaab oo sheegay inuu geeriyooday Askarigii labaad ee Faransiiska

Al-Shabaab ayaa sheegtay inuu geeriyooday askarigii Faransiiska ee ku dhaawacmay howl galkii fashilmay ee labo cisho ka hor ciidamada Kumandoska Faransiiska ku qaadeen deegaanka...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...