Askar ka tirsan ciidamada Booliska oo tababar loogu qaaday dalka Jabuuti
Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta tababar u diray in ka badan laba boqol oo askari oo muddo saddex bilood ah tababar ku qaadan...
Madaxweynaha J.F.Somalia oo Mareykanka kula kulmay madaxweynaha Bankiga Aduunka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Mareykanka kula kulmay madaxweynaha bangiga Adduunka, ayago ka wada hadlay sidii bangiga Adduunku u...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo u guuray kursiga Waxbarashada”WARBIXIN”
Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya mudane Sheekh Shariif Sh. Axmed waxaa lagu tiriyaa Hogaamiyaashii Afrika ee ogalaaday guuldarada Doorashada isagoo aaminsan Jiritaanka Dimuquraadiyadda, xili Qaaradda...
Suxufiyad Siddeed Sano jir ah oo Wareysi la yeelatay Ra’iisul wasaaraha dalka Turkiga!!
Hala Dhuwana oo ah Ardayad Siddeed Sano jir ah dhigatana Fasalka labaad ee dugsiga hoose ayaa wareysi la yeelatay Ra’iisul wasaaraha dalka Turkiga xilli...
Ciidamada Badda oo maanta sameeyay dhoolatus
Ciidamada Badda Soomaaliya ayaa maanta Xeebaha magaalooyinka Muqdisho iyo Marka ku soo bandhigay dhoolatus balaaran oo ay ugu diyaar garoobayaan aas aaska ciidamada Badda...
Taliska ciidanka XDS oo muddo 5 maalin ah u qabtay dadka dagan xerada Damaanyo...
Taliska Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa muddo 5 maalmood ah u qabtay dadka sida sharci darrada ah u degan Xerada Ciidamada ee damaaanyo in...
Dowladda Mareykanka oo maanta si rasmi u aqoonsaneysa dowladda Soomaaliya
Dowladda Mareykanka ayaa maanta si rasmi u aqoonsaneysa dowladda Soomaaliya, markii sanadkii la soo dhaafay ay ka baxday xilliga KMG, iyadoo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan...
Dagaal xalay ka dhacay magaalada Kismaayo, markii Al-Shabaab labo jiho ka weerartay
Dagaalo culus ayaa xalay ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo, kaasoo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda, kuwa Kenya oo isku dhinac ahaa iyo dagaalyahada Shabaab, kuwaasoo...
Weerar hubeysan oo dhimasho iyo dhaawac sababay oo xalay ka dhacay magaalada Gaarisa
Weerar Hubeysan oo dhimasho iyo dhaawac geystay ayaa xalay ka dhacay magaalada Gaarisa ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya, halkaasoo ay isku rasaaseeyeen Kooxo Hubeysan...
Al-Shabaab oo sheegay inay u aar-gudayaan dadkii Ciidamada AMISOM ku laayeen Leego
Xarakada Al-Shabaab ayaa sheegtay inay u aar-gudi doonto dad rayid ah oo maalin ka hor Ciidamada AMISOM ku laayeen deegaanka Leego ee Gobolka Shabellaha...
Shariif Sheikhunaa muxuu ka yiri Kufsigii Ciidamada lagu Eedeeyay !!!
Taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Generaal Shariif Sheekunaa Maya oo wax yar kahor shirjaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu ka faalooday Eedeeyo loo...
Wasaaradda warfaafinta oo sheegtay in ay howlgalineyso boostada Soomaaliya
Wasaaradda Warfaafinta Isgaarsiinta iyo Gaadiidka ayaa maanta Faahfaahin ka bixisay halka ay mareyso howlaha dib loogu howlgalinayo Boostada Soomaaliya taas oo baahideeda si weyn...
Wasiirka Gaashaandhigga oo u ambabaxay dalka Turkiga
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa maanta u ambabaxay Magaalada Ankara ee dalka Turkiga si uu uga qeybgalo shir muhiim ah oo looga arrinsanayo sidii...
Alshabaab oo sheegay inay ku toogteen Buulomareer sarkaalkii Faransiiska ahaa ee Dennis Allex
Ururka Alshabaab ayaa shaaciyay in ay ku toogteen xalay deegaanka Buulo Mareer Dennis Allex oo ahaa muwaadin u dhashay dalka faransiiska oo muddo ka...
Madaxweynaha J.F.Somalia oo la kulmay mudanayaal ka tirsan aqalka hoose ee Kongareyska Mareykanka”SAWIRRO”
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho ku joogo dalka Mareynka ayaa maanta booqday aqalka Kongreeska Mareykanka...
Arday ka qalinjebisay dugsiga tababarka farsamada Jowhar oo loo qeybiyay qalab kala gedisan
Munaasabad lagu gudoonsiinayay shahaadooyin iyo qalab kala gedisan arday soo dhamaysatay waxbarasho muddo lix bilood ah ayaa lagu qabtay maanta dugsiga tababarka farsamada ee...
Maxkamada Ciidamada qalabka sida oo saaka xukuno dil ku fulisay askar geysatay fal kufsi...
Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa saaka waabarigii hore dil toogasho ah ku fulisay labo askari oo ka tirsanaa Ciidamada xooga dalka, kuwaasoo falal isugu...
AMISOM oo sheegtay inay baareyso dad rayid ah oo shalay lagu laayay deegaanka Leego
AMISOM ayaa sheegtay inay baaritaan ku sameyneyso fal shalay Ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM ka geysteen deegaanka Leego, kaasoo ay dad rayid ah ku...
Faransiiska oo beeniyay in Islaamiyiinta Mali ay dib u qabsadeen magaalada Konna
Dowladda Faransiiska ayaa beenisay sheegashada Kooxaha Islaamiyiinta ee ahaa inay dib u qabsadeen magaalada Konna, kadib markii khamiistii Mucaaradka la wareegeen, balse howl galkii...
Madaxweynaha Soomaaliya oo maalinta berri kula kulmaya Washington Hillary Clinton
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalinta berri oo Khamiis ah kula kulmi doona magaalada Washington Xoghayaha arrimaha dibada Mareykanka Hillary Clinton.
War ka soo...