Tuesday, September 16, 2025

Haamo Laga Cabsi Qabo Iney Ku Jiraan Sun Oo Markale Kusoo Caariyey Xeebaha Galmudug

Wasiirka wasaarada dakadaha  kaluumeysiga iyo kheyraadka badda ee maamul goboleedka Galmudug mudane C/qaadir Cali Jaamac (Qalab xoor) oo maanta khadka taleefanka kula hadlay warbaahinta...

Dowladda Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa dilka Suxufi Cabd xareed Cusman Adan (WARSAXAAFADEED)

Dowladda Soomaaliya waxay si adag u cambaareynaysaa dilka suxufi   Cabdixareed Cusmaan Adan  oo u shaqeynayey shabakadda war-baahinta Shabelle oo maanta oo ay taariikhdu tahay ...

Madaxweyne Xasan Sheekh “Waligeey kama mid noqon Xarakaadka Islaamiga ee dalka ka jiray”

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku jooga dalka Mareykanka ayaa dhinac isaga riixay wararka sheegaya inuu ka tirsan yahay mid ka mid...

Hilary Clinton Oo Sheegtay In Mareykanka Uu Si Buuxda U Garab Taaganyahay Soomaaliya

Dibadda dalka Mareykanka Hilary Clinton ayaa sheegtay in Dowladda Mareykanka ay si buuxda u garab taagantahay shacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed. Mss Clinton oo ka hadleysay...

Diblumaasiyiin Iyo Jaalliyadda Soomaaliyeed Ee Mareyknaka Oo Guul Ku Tilmaamay Kulammadii Uu Madaxweynaha La...

Diblumaasiyiin Soomaaliyeed oo ku nool gudaha dalka iyo Jaalliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Mareykanka ayaa guul taariikhi ah ku tilmaamay xiriirka u bilowday...

Ciidammada Nabad Sugidda Oo Xalay Muqdisho Ka Sameeyey Howlgal Ay Kusoo Qabteen Hub Iyo...

Ciidammada Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliyeed ayaa habeennimadii xalay aheyd ka sameeyey magaalada Muqdisho xaafado ka mid ah howlgal aad u ballaaran ayadoo howlgalkaasina ay...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda “Soomaaliya Waxey Cagaha La Heshay Dhabihii Hormarka”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya ay cagaha la heshay dhabihii hormarka kadib kulan uu la qaatay dhigiisa...

Wasiirka Arrimaha Dibadda “Xiriirka Mareykanka iyo Soomaaliya waxa uu albaabka u furayaa isbedel cusub...

xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Marwo Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo faah faahin ka bixisay kulamada ka dhacay dalka Mareykanka ee ay yeesheen...

Wafdi kasocda Dowlada Ciraaq oo Maanta Muqdisho lagu soo dhaweeyay

Xubnaha wafdigan kasocday dalka Ciraaq oo ahaa heer agaasime guud ayaa waxaa hogaamainayay Agaasimaha guud  ee wasaarada howlaha guud iyo dib ushiska  dalkaasi Cabaas...

Mucaaradka Algeria oo afduubtay 20-ruux oo ajaanib ah

Sida lasoo warinaayo Kooxaha mucaaradka ee kasoo horjeeda Jiritaanka Xukuumadda Algeria ayaa la sheegaya inay 20 ruux oo ajaaniib ah ka afduubteen goob shidaal...

War Deg-Deg ah :Weriye Cabdi Xareed Cismaan oo lagu diley magaalada Muqdisho

Allaha u naxariistee weriye Cabdi Xareed Cismaan Adan oo ka mid ahaa weriyaasha ka howlgala idaacada Shabelle ee magaalada Muqdisho ayaa kooxo hubeysan waxa...

R/wasaaraha Soomaaliya oo kulan casho sharaf ah la qaatay saraakiisha ciidamada Qalabka sida

Ra’isalwasaraha xukuumdda Somaliya mudave Cabdi Faarax Shirdoon ‘’Saacid’’ Ayaa xalay kulan casha sharaf ah u sameeyey saraakiisha ciidamada qalabka sida waxaana ka qeyb galay...

Hillary Clinton oo ku dhowaaqday in Maraykanku si rasmi ah u aqoonsaday dowlada Soomaaliya

Xoghayaha arrimaha dibada dowlada Maraykanka Hillary Clinton ayaa si rasmi ah ugu dhowaaqday in dowlada Maraykanku aqoosaday jiritaanka dowlada federalka Soomaaliya. Shir jaraa’id oo ay...

Guddi Ay Xukuumadda U Xil Saartay Baaritaanka Dadkii Ku Waxyeeloobay Deegaan Ku Dhow Leego...

Guddigii ay Xukuumadda Soomaaliya maanta uxil saartay inay baaritaanno ku sameeyaan Dadkii ay askar ka tirsan Ciidamada amisom ku waxyeeleeyeen Deegaanka Leego ee Gobolka...

Dowladda Soomaaliya oo Ka qayb galeysa Shirka Baarlamaanada Islaamka oo Khartoum ka dhacaya

Guddoomiye Ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya Jaylaani Nuur Iikar iyo wafdi xildhibaanno ah oo xalay soo gaaray gaaray magaalada Khartoum ee caasimadda...

Golaha wasiirada oo guddi u saaray dadkii ay ciidamada AMISOM ku xasuuqeen Leego

Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii caadiga ahaa, waxaana looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin dhacdadii lagu laayay...

Maraykanka oo dib uga furanaya safaaradii uu ku lahaa magaalada Muqdisho

Dowlada Maraykanka ayaa lagu wadaa in safaaradeedii ay ku lahayd Soomaaliya ay dib ugaga furanayso magaalada Muqdisho. Madaxweynaha dowlada federalka Xasan Sheekh Maxamuud oo haatan...

Shirka Todobaadlaha Ah Ee Golaha Wasiirrada Oo Looga Hadlay Qodobbo Muhiim Ah (WARSAXAAFADEED)

Khamiis, January 17, 2013——Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii caadiga ahaa, waxaana looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin...

Laba ruux oo ku geeriyootay miino ay ku aasayeen xerada Qaxootiga Xagardheer

Laba qof oo lagu tuhunsan yahay in ay ka tirsanaayeen maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa ku geeriyootay Miino ku qaraxday xeryaha Qaxootiga ee Xagardheer ee dalka...

Milatariga oo bilaabay inay dadka ka saaraan xeryihii ciidamada

Taliska ciidamada milatariga Soomaaliyeed ayaa bilaabay inay ka saaraan dadka degen xeryaha ciidamada ee magaalada Muqdisho. Amar ka soo baxay taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...