In Ka Badan 100 Saraakiil Oo Ka Tirsan Ciidammada Xoogga Dalka Oo Tababar Loogu...
Saraakiil tiradoodu gaareyso 114 sarkaal oo ka tirsan Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta magaalada Muqdisho loogu soo gebagebeeyey tababar u socday mudo laba...
Nin ku weeraray bastoolad hogaamiyaha Turkiyiinta ee Bulgaria xilli uu ka hadlay taleefishinka
Nin ayaa madaxa kaga qabtay bistoolad hogaamiyaha xisbiga dadka Turkiyiinta ah ee dalka Bulgaria iyadoo laga daawanayay taleefishinka.
Ahmed Dogan oo ah hogaamiyaha dhaqdhaqaaqa xaqa...
Tartanka qaramada Afrika oo furmay iyo xulka koonfur Afrika oo barbaro la galay Cape...
Tartanka kubbada cagta ee qaramada qaarada Afrika ayaa si rasmi ah ugaga furmay maanta dalka koofur Afrika.
Kulankii ugu horeeyey ee lagu furay tartankan ayaa...
Xukuumadda Soomaaliya oo soo dhaweysay Aqoonsiga Mareykanka.
Mudane Cabdi faarax shirdoon (saacid) raisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya Oo maanta shir saxaafadeed ku qabtay xafiiskiisa magaalada Muqdisho ayaa waxa Uu soo dhaweeyay aqoonsiga...
Mo Farah oo noqday qofkii ugu horeeyay ee bini aadam ah oo ay Copy...
Xidiga asal ahaan Somaliga ah balse u orda wadanka Ingriiska Mo Farah ayaa galay bugga taariikhda gaar ah markii uu noqday qofkii ugu horeyay...
0day Soomaali ah oo muddo nus qarni ah si sharci la’aan ugu noolaa dalka...
Muwaadin Soomaali ah oo lagu magacaabo Maxamed Jaamac Yuusuf ayaa waxa uu noqday Shisheeyihii muddadii ugu dheereyd si sharci la’aan ah ugu noolaa dalka...
Maxkamad ku taala Dalka Yemen oo xukun ku riday rag ku eedeysan Burcad Badeednimo
Sida maanta lagu qoray wakaaladda Wararka Saba ee ka soo baxda Dalka Yemen Maxkamad ku taala Dalkaasi Yemen ayaa 10 sano oo xarig ah...
Sarkaal u hadlay qaramada midoobay oo ugu baaqay AMISOM inay yareeyaan waxyeelada carruurta loo...
Sarkaal sare oo u hadlay qaramada midoobay maanta ayaa ugu baaqay midowga Afrika in ay ku dadaalaan sidii ay u yareyn lahaayeen dhibaatooyinka carruurta...
Ilaa 4300-arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ee Jaamacadda Somalia
Arday tiradoodu ay gaareyso illaa 4300 ayaa maanta u fariisatay Imtixaankii kama dambeysta ahaa ee Jaamacada Somalia kuwaasoo muudo sanado ah wax ka baranayey...
Qunsulka Soomaaliya U fadhiya dalka Yemen oo la kulmay dhigiisa wadanka Ruushka.
Kulankan ay magaalada Cadan ee dalka Yemen ku yeesheen Qunsulka guud ee Soomaaliya Ufadhiya dalka yemen Axmed Cabdi Xassan Axmed Suudaani iyo Qunsulka Wadanka...
Madaxweynihii hore Sheekh Shariif Sh. Axmed oo la Guddoonsiinayo 5 Milyan Dollar
Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh. Axmed ayaa ku biiray Todobado Hoggaamiye oo Afrikaan ah, kuwaasoo si nabadgelyo leh u ogolaaday guuldarada doorashooyin...
Wafdiga Uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Oo Booqday Xarunta Safaaradda Soomaaliya Ee Turkiga “DAAWO SAWIRRADA”
Wafdiga uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa booqasho ku tagay xarunta Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay...
Wargeysyada iyo waxa ay ka qoreen suuqa kala iibsiga ciyaartooyda
Kulanti wacan asxaabey meel kasto aad joogtaan kuna soo dhowaada wararki ugu dambeeyay ee wargeysyadu ka qoreen suuqa kala iibsiga .
Ugudambeyntii Theo walcot ayaa...
Wasiirka arrimaha gudaha oo faray Hey’adaha amaanka inay baaraan sababta degmo gaar ah loogu...
Wasiirka Arrimaha gudaha iyo amniga qaranka C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ku amray hey'adaha amaanka iyo taliyaasha ciidamada inay baaritaan ku sameeyaan sababaha loo dilo...
Ciidamada Booliiska Kenya Ee Gobolka Waqooyi Bari Oo Heegan La Geliyay
Booliiska ka howlgala gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa la geliyay heegan buuxa kadib markii ay dowladda Kenya shaacisay in gobolkaasi ay u...
Ra’iisul Wasaare Saacid oo sheegay in Caalamka uu si deg deg uga jawaabay baaqyadii...
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku socoto mustaqbal fiican, isagoo bogaadiyay jawaabta ka imaaneysa beesha caalamka oo ku...
Shir looga hadlayay ammaanka iyo dib u dhiska Ciidamada Soomaaliya oo ka dhacay magaalada...
Shir muhiim ah oo looga hadlayay ammaanka iyo dib u dhiska ciidamada qalabka sida ayaa lagu soo gaba gabeeyay magaalada Ankara ee dalka Turkiga,...
Howlgalo ballaaran oo Ciidamada Nabadsugida saaka ka wadaan Dharkeenley
Ciidamada nabadsugida qaranka iyo kuwa Booliska ayaa saaka howlgalo kula jarmaaday xaafado ka tirsan degmada Dharkeenley, iyadoo howlgaladan ay qeyb ka yihiin kuwo...
Tartanka Ciyaaraha Koobka Qaramada Afrika oo maanta ka furmaya K/Afrika
Tartanka Ciyaaraha Koobka Qaramada Afrika ayaa maanta lagu wadaa inuu si rasmi ah uga furmo dalka Koofur Afrika, iyadoo uu socdo diyaar garowgii u...
Dagaal xalay ka dhacay degmada Afmadow
Wararka ka imaanaya degmada Afmadow ee Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeyay Ciidamada dowladda, kuwa Kenya iyo Al-Shabaab xalay ku dhex...