Tuesday, September 16, 2025

Madaxweyne Obama oo mar labaad loo dhaariyay madaxtinimada dalka Maraykanka

Madaxweyne Barack Obama ayaa mar labaad loo dhaariyay madaxtinimada dalka Maraykanka duhurnimadii maanta xilliga dalka Maraykanka iyadoo ay goob joog ka ahaayeen labadiisa gabdhood...

Telefishinka Aljazeera oo iibsaday Telefishinka Current Tv ee uu lahaan jirey Madaxweynihii hore ee...

Maamulka Guud ee Telefishinka Aljazeera ee saldhigiisa dhexe ku yaallo Caasimadda dalka Qatar ee Dooxa, ayaa waxa u qorsheysan inay hawada geliyaan Saldhig Telefishin...

Magaalladda New Delhi oo noqotay Caasimdda Kufsiga Haweenka ee dalka Hindiya. (Qoraal Turjuman)

Waxaa sii kordhaysa falalka xadgudubka Kufsiga ee lagula kacayo Haweenka ku nool Caasimadda dalka Hindiya ee New Delhi, iyadoo falkii ugu dambeeyey uu dhacay...

Muwaadin Soomaali ah oo dil geystay oo lagu maxkamadeyayo dalka Zambia.

Maxkamdda Darajdda 1-aad ee magaalladda Ndola ee dalka Zambia, ayaa .waxaa dhawaan la soo taagay Muwaadin Soomaali ah oo lagu magcabo Cumar Maxamed Xaashi,...

Tababare Soomaaliyeed oo kooxda Jaguar FC ee dalka Austrelia keenay kaalinta 2-aad ee Horyaalka

Tababaraha Soomaaliyeed ee leyliya kooxda Jaguar Fc ee ka ciyaarta horyaalka heerka 1-aad ee West Austrelia  Cabdi Xakh Maxamed Axmed ayaa ku guuleystey in...

Raadiyaha Ra’isulwasaare Saacid oo maanta Degmada Afgooye ee G/Sh/Hoose kula kulmay qeybaha Bulshada

Ra’isulwasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo ay wehliyaan wasiirka arimaha gudaha iyo amniga Qaranka Mudane C/Kariim Xuseen Guuleed iyo taliyayaasha ciidamada Booliska iyo Nabadsugida...

Isusoobax Lagu taageerayo aqoonsigii Mareykanka ee Soomaaliya oo maanta Muqdisho lagu qabtay

Isusoobaxan oo ahaa mid balaaran oo lagu taageerayay aqoonsigii ay dowlada Mareykanku ku Dhawaaqday inay u aqoonsatay dowlad rasmi ah dalkeena ayaa waxaa ka...

Wasiirka kheyraadka Soomaaliya oo dalka Turkiga uga qeybgalaya shir looga hadlayo sidii looga hortagilahaa...

Wasiirka kheyraadka dalka ayaa maanta u amababaxay dalka Turkiga si uu uga qeybgalo kulan balaaran Oo looga hadlayo ka hortaga xaalufinta dhirta iyo nabaadguurka...

Askari ka tirsan dowlada oo ku diley nin rayid ah magaalada Jowhar

Wararka ka imanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidamada milatariga uu nin dhalinyaro ah ku diley suuqa weyn ee magaalada Jowhar. Askarigan...

Sharciyadii wadooyinka oo dib loo soo celinayo 22-sano kadib

Tan iyo bur burkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya ayaa waxaa lumay nidaamyadii iyo sharciyada wadooyinka, oo ka mid ah adeegyada aas aasiga u ah...

Wax walba oo aad rabto in aad ka,ogaato kulanka Tottenham vs Manchester United

Kooxda Tottenham ayaa soo dhoweyn doonta caawa kooxda Manchester United ciyaar ka dhici doonta garoonka White Hart Lane ee waqooyiga magaalada London Ciyaartaan oo geeska...

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo maanta dalka dib ugu soo laabtay

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo maanta dib  ugu soo laabtay caasimadda ayaa ka warbixiyay shir caalami ah uu kaga soo qeybgalay...

Wararkii ugu dambeeyay ee koobka qaramada Afrika

Xaalada koobka qaramada Afrika ayaa ku bilaabatay jawi goolal la,aan ah markii labadii ciyaar ee ugu horeysay kobkan shabaqa la soo taaban waayay . 180...

Wasaaradda Arimaha Gudaha oo Tirakoob ku samayneysa Barakacayaasha

Wasiirka Wasaaradda arimaha gudaha iyo amniga qaranka Xukuumadda Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed oo la hadlaayay warbaahinta Gudaha ayaa sheegay in Wasaaradiisu ay sameysay Guddi...

Dowlada oo ugu baaqday dalalka caalamka inay aqoonsadaan jirtiaanka dowlada Federalka Soomaaliya

Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa ugu baaqday guud ahaan caalamka inay aqoosadaan jiritaanka dowlada Federalka Soomaaliya kadib markii ay xukuumada Maraykanka si rasmi ah u...

Maxkamad ku taala dalka Yemen oo xukun ku ridday Burcadbadeed Soomaali Ah

Maxkamad ku taalla wadanka Yemen ayaa saddex nin oo burcad badeed Soomaali ah ku xukuntay min 10 sano oo xarig ah ka dib markii...

Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed oo bilaabay inay ka howlgalaan G/Galguduud

Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ayaa bilaabay in ay ka howlgalaan degmooyin ka tirsan gobolka Galguduud ee bartamaha Soomaaliya. Col. Faarax Warsame  Golongoole oo kamid ah saraakiisha...

Faah Faahin Dheeraad Ah Oo Ka Soo Baxeysa Dagaal Dhexmaray Ciidamada Maamulada Soomaaliland iyo...

Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa dagaal  gobolka Sool ku dhex maray Ciidamo kala taabacsan Maamullada Soomaaliland iyo Khaatumo. Xaaladda Duleedka Bari ee...

Wafdiga Uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Oo Ankara Kula Kulmay Ardayda Soomaaliyeed Ee Turkiga Wax...

Wafdiga ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee socdaalka shaqo ku jooga dalka aynu walaalaha nahay ee Turkiga ayaa magaalada Ankara kula kulmay qaar ka...

Maxaa ka soo baxay Kulankii Madaweyne Xasan Shiikh iyo Barack Obama (Warabixin)

Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiik Maxamuud ayaa Booqasho ku tegay Aqalka Cad ee Maraykanka looga arrimiyo isagoona halkaa kulan kula qaatay Madaxweynaha Dawladda...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...