Maxkamad ku taal Maraykanka oo la soo taagayo nin Soomaali ah oo loo haysto...
Maxkamad ku taal dalka Maraykanka ayaa lagu wadaa in maalinta Arbacada ah la soo taago nin Soomaali ah oo loo haysto in uu diley...
Kulan looga hadlayay maamul usameynta gobolada dhexe ee dalka oo lagu qabtay Muqdisho
Qaar ka mid ah maamulada ka jira gobolada dhexe ee dalka ayaa magaalada Muqdisho ku yeeshay kulan looga hadlayo sidii loo mideyn lahaa maamuladaasi...
Midawga Africa oo ka arrinsanayas tacadiyada bini’aadanimo ee Soomaaliya ka dhaca
Kulanka madaxda Uurka Midowga Africa oo ka furmi doona magaalada Addis Ababa ee xarunta Wadanka Ethopia ayaa waxaa ka qeyb gali doona agasimaha Hay’ada...
Shirka Golaha Wasiirada oo maanta looga hadlay maamul u sameynta Gobollada Dalka (Warsaxaafadeed)
Muqdisho, Isniin, 21, Jan, 2013….Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa iyadoo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaare Mudane Cabdi Faarax...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Khudbad Qiima Leh U Jeediyey Jaalliyadda Soomaaliyeed Ee Minnesota “DAAWO VIDEO”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad qiima leh oo dhinacyo badan taabaneysay u jeediyey Jaalliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Minnesota ...
Wafdi Ka Socda Hay’adaha QM Oo Maanta Gaaray Beledweyn
Wafdi ka socday hay’adaha QM qaarkood ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyn ee xarunta gobolka Hiiraan ayadoo wafdigaasina ay kulammo la qaateen mas’uuliyiinta maamulka gobolka...
Ciyaaro Xiiso Badan Oo Dhacaya Maanta Nigeria vs Burikina Faso Isku Dhegan, Zambia Iyo...
Ciyaaryahanka xulka Nigeria Victor Moses ayaa la filayaa inuu ciyaaro kulankiisii ugu horeysay ee Africa Cup of Nations kulanka ay caaawa la ciyaarayaan Burkina...
Diyaarad Rakaab oo ay la socdeen in ka badan 70-qof oo uu taayar ka...
Diyaarad rakaab oo ay leedahay Shirkadaha Diyaaradaha ee Air Canada Jazz ayaa shalay si khatar uga badbaady shil, xilli ay soo caga-dhiganaysay Garoornka Diyaaradaha...
Macallimiinta Haweenka ee dalka Qatar oo laga mamnuucy inay wax ka dhigaan Dugsiyadda Wiilasha...
Dowladda dalka Qatar ayaa dhawaan soo rogtay amar ka mamnuucaya Macallimiinta dumarka ah inay wax ka dhigaan Fasalladda ay dhigtaan Ardyda wiilasha ah ee...
Ra’isulwasaare Saacid oo maanta ka qeybgalay dibadbax lagu taageerayo xiriirka u bilowday Soomaaliya iyo...
Dibadbaxan oo uu soo qaban qaabiyay Maamulka gobolka Banaadir ayaa waxaa ka soo qeyb Galay Masuuliyiin katirsan labada gole ee dowladda oo uu horkacayay...
Wasiirka adeega Bulshada oo kulan looga hadlayo horumarinta Caafimaadka la qaatay hay’adda Caafimaadka aduunka
Wasiirka horumarinta adeegga Bulshada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta kulan looga Hadlayay Horumarinta Caafimaadka Soomaaliya la qaadatay wafdi ka socday hay’adda Q/Midoobay u qaabilsan Caafimaadka...
Munaasabad lagu soo dhaweynayo Wasiirka Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta oo lagu qabtay gobolka Minesota...
Munaasabad balaaran oo xalay ka dhacday gobolka minesoto ee dalka mareykanka ayey Soomaalida kunool gobolkaasi waxa ay kusoo dhaweynayeen wasiirka wasaarada Warfaafinta Isgaarsiinta iyo...
Ciidamada oo Xaqiijiyay Amaanka Degmada Wanlaweyn ee G/Sh/Hoose
Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelada Hoose ayaa xaqiijiyay in Ammaanka degmadaasi uu yahay mid la isku haleyn...
Puntland oo soo dhoweysay aqoonsigii Mareykanka uu siisay dowladda Soomaaliya
Maamulka Puntland ayaa soo dhoweeyay aqoonsiga uu dhowaan Mareykanka uu siiyay dowladda Soomaaliya, iyagoo ku tallaabay tallaabo horay loogu qaaday xiriirka Soomaaliya iyo Mareykanka...
Madaxweynaha Xasan Sheekh oo gaaray Sacuudiga, kana qeyb galaya shir madaxeedka Carabta
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho todobaad qaadatay ku joogay dalka Mareykanka ayaa xalay gaaray magaalada Riyadh ee dalka Boqortooyada Sacuudiga Carabiga.
Madaxweynaha ayaa...
Xukuumada Soomaaliya oo bilaabeysa barnaamij cusub oo ku aadan dhismaha maamulada deegaanada
Xukuumada Soomaaliya ayaa sheegtay inay qaadi doonto barnaamij cusub oo ku saabsan dhismaha maamulada deegaanada, kaasoo taladeeda ku imaanaya dadka deegaanka iyo waxgaradka.
Wasiirka Arrimaha...
Wasiirka Gaashaandhigga”Waxaan Fursad U Siindoona Dhalinyarada Ka Baxday Jaamacadaha In Ay Ka Mid Noqdaan...
Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa shaacisay in qorshaha dib u dhiska Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya ee dhowaan lagu ansixiyey shirkii Ankara fursadda ugu weyn...
Walaaca Somaliland ka qabto aqoonsiga Mareykanka ee Soomaaliya oo soo xoogeysanaya
Maamulka Somaliland ayaa dhabar jab xoog leh ku ah aqoonsiga dowladda Mareykanka ay siisay dowladda Soomaaliya muddo 22-sano ah, iyadoo arrintan ay saameyn ku...
Muwaadiniin u dhashay dalka Sweden oo lala xiriirinayo Alshabaab oo loo gacan geliyay dowlada...
Muwaadiniin u dhashay dalka Sweden ayaa la sheegay in loo gaccan geliyay dowlada Maraykanka iyagoo lagu eedeynayo inay tababar la soo qaateen ururka Alshabaab.
Raggan...
Dhacdooyin La Yaab leh oo laga soo Ururiyey Howlagalada Ciidamada Dowladda ee Muqdisho (Warbixin)
Iyadoo Maalmahaan ay socdeen Howgalo ay Sameynayeen Ciidamada Dowlada Federaalka kuwaas oo lagu soo ururrinayo Dhalinyarada Da’dooda u dhaxeysa 15 jir ilaa 20 jir...