Wararkii ugu dambeeyay ee koobka qaramada Afrika South Afrika ayaa galabta si weyn u...
South Afrika ayaa galabta si weyn u dooneysa guul ay ka gaaraan xulka Angola iyagoo doonaya inay shacabkooda oo martigelinaya koobkaan ay siiyaan niyad...
C/kariin Guuleed “Dadka Kismaayo ayaa maamulka sameysanaya, waa inuu ku yimaado rabitaankooda”
Wasiirka arrimaha gudaha iyo Amniga qaranka C/kariin Xuseen Guuleed ayaa mar kale ku celiyay siyaasada dowladda ee ku aadan maamul u sameynta gobolada dalka,...
Faah faahin ka soo baxeysa dagaal Ciidamada Somaliland iyo Khaatumo ku dhex maray Gobolka...
Wararka ka imaanaya degmada Xudun ee Gobolka Sool ayaa sheegaya in shalay gelinkii dambe uu dagaal u dhaxeeyay Ciidamada Somaliland iyo kuwa Khaatumo ku...
Madaxweynaha Soomaaliya oo saaka dib ugu soo laabtay Muqdisho
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saaka dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib booqasho uu ku tagay dalalka Mareykanka iyo Boqortooyada Sacuudiga...
Boko Xaraam oo dad ku leysay waqooyi bari dalka Nigeria
Kooxda mintidka ee Boko Xaraam ayaa dad fara badan ku leysan waqooyiga dalka Nigeria, iyadoo weerarkan uu noqonayo kii u horeeyay oo ay kooxdu...
Ilaa 300-wariyeyaal oo saxiixay codsi ku aadan in dowladda ay sii deyso Wariye C/casiis...
Kadib kulan weyn oo ka dhacay magaalada Nairobi ayna soo qabanqaabiyeen idaacadaha uu ka tirsany ahay wariye C/Casiis Koronto ee Radio Dalsan iyo Radio...
Ra’isulwasaare Saacid oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay kooxda Fanaaniinta Waayaha Cusub.
Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa Maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay mas,uuliyiinta Kooxda fanka ee WaayahaCusub kuwaasoo saldhigoodu yahay magaalada...
Wasaarada Howlaha guud oo munaasabad sagootin ah u sameeysay wafdi ka socday dalka Ciraaq
Munaasabad balaaran oo lagu sagootinayay wafdigii ka socday dowlada Ciraaq ayaa maanta lagu qabtay xarunta wasaarada gaadiidka ee magaalada Muqdisho.
Munaasabada sagootinta ah oo si...
Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo xukun isugu jira dil iyo xabsi ku ridday askar...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukuno isugu jira dil Iyo xabsi ciidan ku riday 4 ruux oo lagu soo eedeeyay danbiyo...
Nuur Cadde: “Dowladdu waa inay wax ka qabataa dilalka loo geysanayo Suxufiyiinta”
Ra’iisul wasaarihii hore ee Xukuumadda Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen Nuur Cadde ayaa ka hadlay dilalka loo geysanayo Suxufiyiinta Soomaaliyeed, isagoo soo hadal qaaday dilkii...
Axmed Madoobe oo ka hor yimid qorshaha maamulo loogu sameynayo gobolada laga saaray Al-Shabaab
Hogaamiyaha Jabhada Raaskambooni Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ka soo horjeestay qorshaha maamul u sameynta deegaanada iyo gobolada laga saaray Al-Shabaab, kaasoo shalay...
R/wasaare Saacid oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Q.M.
R/wasaaraha wasaaraha Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminayo Danjiraha Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya.
Kulanka kadib ayaa R/wasaaraha...
Wasiirka Gaashandhigga oo ka qeybgalay kulan looga hadlayay sidii loo qaadi lahaa cunaqabateynta hubka...
Wasiirka Difaaca Soomaaliya ayaa maanta ka qeybgalay Kulan looga hadalayay sidii la isaga kaashan lahaa qaadista cunaqabateynta saaran hubka Soomaaliya kaas oo maanta Muqdisho...
Shirkii Wadamada Carabta ee ka socda Riyaad oo goordhow lasoo gaba-gabeeyay
Shirkii wadamada carabta ee looga hadlaayey dhaqaalaha wadamada carabta ee ka socday dalka Sacuudi Carabiya gaar ahaan Magaalada Riyaad ayaa la soo gaba gabeeyay...
Jahwareer ka taagan qiimaha lagu sarifo doolarka oo aan sal fadhiya laheyn (Warbixin)
Waxaa xaalad jahwareer ah uu ka taagan yahay qiimaha lagu sarifo lacagaha doolarka Mareykanka, kaasoo maalmihii u dambeeyay noqday mid aan sal fadhiya laheyn,...
Shaqaalaha isbitaalka magaalada Jowhar oo ku dhaqaaqay shaqo joojin
Shaqaalaha isbitaalka magaalada Jowhar ee ay gacanta ku hayso hay'ada Intersos oo ah fadhigeedu yahay dalka Talyaaniga ayaa ku dhaqaaqay shaqo joojin aan waqti...
FALLO:- Dowladda Federalka ma uga faa’ideysan kartaa Fursad Diplomaasiyadeed ee Caalamka si loo dhowro...
Mirihii Halgankii Dowladihii KMG ee ay kala hoggaamin jireen Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Madaxweynihii geeroiyooday, Allaha U Naxariistee Kornel C/llaahi Yuusuf Axmed...
Helary Clinton ‘’Xiriirka Somalia iyo Mareykanka kuma ekaan doono aqoonsiga’’
Xukuumadda Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday inay xoojineyso Xiriirka kala dhaxeeyo Xukuumadda Somalia ee uu madaxda ka yahay Xassan sheikh maxamuud kadib markii Xukuumadda...
Wararkii ugu dambeeyay ee koobka qaramada Afrika iyo Kulamo Xiiso Leh
Koobka qaramada Afrik ayaa si xiiso leh uga socda magaalooyinka waa weyn ee wadanka Koonfurr Afrika.
Ciyaarihii ugu dambeeyay ee koobkan ayaa bar baro la...
Maamulka Khaatumo oo soo dhaweeyay aqoonsiga ay dowlada Mareykanku siisay Dowlada Soomaaliya
Maamulka Khaatumo ayaa talaabo horay loo qaaday ku tilmaamay soo celinta xiriirka caalamka ee ay ku guuleysatay Soomaaliya iyo balan qaadka Dowlada Mareykanka ee...