Tuesday, September 16, 2025

15,000 oo yaxaas oo ka baxsaday beer lagu xanaaneynayay dalka Koofur Afrika +(sawiro)

Dadka ku nool Waqooyi Bari dalka Koofur Afrika ayaa looga digay inay dibada u soo baxaan kadib markii 15,000 yaxaasyo ah ay baxsadeen meel...

Shirkii Baarlamaanada Wadamada carabta oo Soo Idlaaday iyo Qodobo Soomaaliya Quseeya oo kasoo baxay

Shirkii Baarlamaanada Wadamada Islaamka ah oo ka koobnaa 57 Dowladood ayaa kusoo gabagaboobay caasimadda dalka Sudan kaasoo laga soo saaray 4- Qodob oo Soomaaliya...

Guddi Khubarro ah oo baareyso Khasaaraha Soomaalida ka soo gaaray Diyaaradaha aan Duulliyaha lahayn.

Garyaqaan u dhashay dalka Britain aya loo xil saray inuu horkaco Guddi ay QM u magacowday inay baaritaan madax-bannaan ku sameeyaan khsaaraha ay Diyaaradaha...

Ciidamada Amisom oo Beledweyne tababar ugu furay maleeshiyaad ka mid noqonaya ciidamada dowlada

Tababarkan oo aan si rasmi ah loo sheegin mudada uu socon doono ayaa maanta inkabadan 1000 askari oo kamid noqon doona ciidamada xooga dalka...

Qaban qaabada shirweyne Maamul goboleed loogu dhisayo ilaa Lix Gobol oo ka socota Baydhabo

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in qaban qaabo xoogan oo ku aadan maamul u sameynta ilaa lix gobo ay ka socoto magaalada,...

Madaxweynaha oo markii u horeysay ka qeyb galaya munaasabad ka socota mid ka mid...

Madaxda ugu sareysa dowladda ayaa haatan ka qeyb galaya munaasabad lagu soo dhoweynayo aqoonsiga Mareykanka uu siiyay dowladda Soomaaliya, kaasoo iminka ka socota Hotelka...

Ururka IGAD oo Dowladda ka dalbaday dadajinta maamulka loo sameynayo Jubooyinka

Kulankii 46-aad ee golaha Wasiirada Urur goboleeddka IGAD oo war laga soo saaray waxa lagu amaanay shacabka iyo xukuumada Soomaalia sida ay uga wada...

Ghana Iyo Mali Oo Maanta Isku Dhegan, Halka DR Congo Iyo Niger Ay Balansan...

Xulka afarta jeer ku guuleysatay koobka Qaramada Afrika iyo xulka Mali ayaa isku dhici doona mar kale wareega group-yada ka dib markii labada xul...

Askar dhac u geysanayay dad Shacab ah oo Xalay lagu toogtay Afgooye

Wararka ka imaanaya Degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose ayaa sheegayaan in la toogtay Saddex Askari oo ka tirsan Ciidamada Dowlada Soomaaliya, xilli ay dhacayeen...

Ganacsatada Muqdisho oo loogu baaqay inay iibsadaan dab damisyo

Naadir Maxamuud Axmed Tarsan ayaa shaaca ka qaaday xiligaani wixii ka dambeeya aysan Masuuliyad ka saarneyn Suuqa bakaaraha waxa uuna sheegay in Ganacsatada Suuqa...

Munaasabada dhalashada NMNNKH oo xalay lagu qabtay Muqdisho iyo gobolka kale ee dalka

Xuska Dhalashada Nabigeenna Muxamad NNKH ayaa xalay laga sameeyay qeybo ka mid ah gobollada dhexe iyo magaalada Muqdisho. Magaalooyinka Guriceel, Dhuusamareeb iyo Cabudwaaq oo ka...

Al-Shabaab oo soo bandhigay maxaabiis Kenyan ay gacanta ku hayaan, sheegeyna inay dilayaan

Xarakada Al-SAhabaab ayaa muddo saddex todobaad u qabatay dowladda Kenya inay ku sii deyso maxaabiista Muslimiinta ee ku xiran xabsiyada dalkeeda, iyadoo soo bandhigtay...

Xulka kubbada kolayga Soomaliya oo u gudbay Semifinalka tartanka Zone 5

Xulka kubbada kolayga dalka Soomaaliya ayaa uga badiyay 98-80 dhibcood xulka kubbada kolayga wadanka Burundi ciyaar ka tirsanayd koobka FIBA Afrika Zone 5 Labada xul...

Guddi kala taliya dowlada UK arrimaha maandooriyaha oo diiday in la mamnuuco Qaadka

Guddi u qaabilsan la talinta arrimaha maandooriyaasha ee dalka Ingiriiska ayaa diiday codsiyo loo soo jeediyay oo ah in laga joojiyo dalka Ingiriiska isticmaalka...

Wasiirka Kheyraadka Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kadib Shir Uu Uga Qeybgalay Istanbul

Wasiirka Kheyraadka dalka  ee xukuumda Soomaaliya ayaa fahfaahin ka bixisay waxyaabihii ka soo baxay shir looga hadlayay arimha deegaanka oo Lix iyo Labaatan dowladood...

Maamulka Gobolka Banaadir Oo Maanta Qalab Iyo Gaadiid Gudoonsiiyey Wasaaradda Warfaafinta

Maamulka gobolka  Banaadir ayaa maanta wasaarada warfaafinta  isgaarsiinta iyo gaadiidka gudoonsiiyay qalab iyo gaadiid,  iyado oo madaxda wasaarada Warfaafintuna ay uga mahadceliyeen maamulka gobolka. Gudoomiyaha...

Boqolaal dadweyne oo maanta Banaanbax isugu soo baxay Degmadda Afgooye

Wararka ka imaanaya dhanka Degmada Afgooye ee Gobalka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu maanta ka dhacay Banaanbax lagu taageerayo Guushii dhawaan Xukuumadda...

Dowlada Kenya oo u soo magacawday safiir dalka Soomaaliya

Dowlada Kenya ayaa u soo magacawday safiir dalka Soomaaliya markii ugu horeysey muddo 22 sano ah. Safiirkan cusub ee dowlada Kenya u soo magacawday Soomaaliya...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay wakiilo ka socday deeq bixiyaasha..

Madaxweynaha dowlada federalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la yeeshay wakiilo ka socday wadamada deeqda bixiya. Kulankan oo ka dhacay garoonka dayuuradaha ee magaalada...

Wargeysyada Yurub Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Ay Ka Qoreen Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

Waxaa lagu jiraa bisha Janaayo waana mar kale iyo barnaamijkeenii suuqa kala iibisga iyo wararkii xanta ahaa ee la qoray maalin walba oo aan...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...