Wednesday, September 17, 2025

Sheekh Axmed Madoobe “Kismaayo waan qabanay ee ma qabsan (Daawo Video)

Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) Hogaamiyaha Ururka Raaskambooni oo dhowaan shir jaraa'id ku qabtay magaalada Kismaayo ayaa sheegay in Kismaayo aanay qabiil qabsan,...

Ciidamada AMISOM oo isku diyaarinaya sanad kadib in ciidamada Itoobiya kala wareegaan Baydhabo

Ciidamada AMISOM ayaa isku diyaarinaya in sanad kadib ay kala wareegaan amaanka magaalada Baydhabo Ciidamada Itoobiya, kuwaasoo bishii Febraayo ee sanadkii hore ka qabsaday...

Askar ka tirsan dowladda oo saaka nin rayid ah ku dilay degmada Dayniile

Askar ka tirsan ciidamada dowladda, gaar ahaan kuwa Nabad sugida ayaa saaka qof rayid ah ku dilay degmada Dayniile, iyadoo saaka xaalad aan deganeyn...

Xulka K/Kolayga Dalkeena Soomaaliya Oo Guuldarro Ciriiri Ah Ay Ka Soo Gaartay Rwanda Semi-finalka...

Xulka Rwanda ayaa u talaabsaday finalka FIBA Afrika Zone 5 ka dib markii ay semi-finalka si dirqi ah kaga badiyeen xulka dalkeena Soomaaliya. Ciyaarta oo...

Seminaar dhinaca Ciyaaraha Fudud oo Muqdisho ka furmay “DAAWO SAWIRRADA”

Seminaar dhinaca horumarinta Ciyaaraha fudud ayaa waxaa uu ka furmay Hotelka Jaziira ee magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka qeyb galayaan ilaa 50 ruux oo...

Urur haween oo wax u qabanaya haweenka la furay iyo kuwa laga dhintay oo...

Ururka haweenka ee MOM oo ah urur wadani ah ayaa howlo uu wax ugu qabanayo haweenka la furay iyo kuwa laga dhintay ka bilaabay...

Boqol jir weli haysta Horyaalnimdda Orodka dheer ee Marathonka ee dadka waa weyn ee...

Fouja Singh oo u dhashay dalka India, balse haysta dhalashadda dalka Britain, aya noqday Ordodyahanka ugu weyn Tartanka Orodda ee dheer ee Marathonka, kaasi...

Dowladda Sri Lanka oo joojinaysa haweenka u shaqo taga dalka Sacuudiga

Dowladda Sri Lanka, oo ka dawaqtamaysa xukunkii Maxkamadda Sacuudiga ee  bishan bilowgeeda qoorta looga gooyey Adeegto u dhalatay dalkaasi, ayaa sheegtay inay joojin doonto...

Maxkamadda magaalada Mombasa ee dalka Kenya oo dib u dhigtay dhageysiga dacwad loo heystay...

Maxkamad magaalada mambaasa ayaa dib u dhigtay dhageysiga dacwad loo hesatay nin u dhashay wadanka hindiya kaas oo lagu eedeeyey  in uu  soo been...

Maamulka dagmada Xudur ee gobalka Bakool oo dowlada Soomaaliya ka codsaday in gurmad lala...

Maamulka dagmada Xudur ee gobalka  Bakool ayaa ka codsaday dowlada federaalka Soomaaliya iyo ha’adaha gargaarka in ay dhinacyada waxbarashada ,caafimaad iyo cunada ka caawiyaan...

Aqoonyahano ka digay hoos u dhaca sarifka doolarka iyo sare u kaca cunada qutul...

Qiimo dhac aad balaaran ayaa ku yimid qiimaha lagu ka la sarifto lacagta doolarka iyadoo dhinaca kalana sare u kac uu ku yimid maciishada...

Dib u dhis lagu sameeynayo wadooyinka magaalada Muqdisho oo si toos ah uga socda...

Dhismaha marshabiyediyada iyo wadooyinkan oo haatan kasocda isgoyska  km-4 ilaa iyo akademiyada general  Kaahiye ayaa waxa kasocda howl isugu jirta bur burinta marshabiyediyadii bur...

Zambia Iyo Nigeria Oo Maanta Isku Dhegan, Ethiopia Iyo Burkina Faso Oo Isku Balansan...

Xulka ka dhisan bariga Afrika ayaa ka hor kulanka ay maanta la leeyihiin Burkina Faso waxa ay ku galayaan iyagoo niyada ku dhisanaya qaab...

Burcad-baddeed Soomaali oo maanta lagu maxkamadeynayo Jesiiradda Mauritius.

Lano iyo toban Burcad-baddeed Soomaali ah ayaa waxaa maanta la soo taagay Maxkamad ku taalla caasimadda Jesiiradda Mauritis (Murushiyos) ee Port Louis. Wasiirka Arrimaha dibedda...

Maamulka degmada Boondheere oo xaqiijiyay in amaanka degmadaasi la isku haleynkaro

Gudoomiyaha degmada Boondheere ayaa sheegay in ay si dar dar ah u socdaan howlaha sare loogu qaadayo  nabadgalyada iyo nadaafadda,   isagoo dhinaca kalana sharaxay...

Kenya oo ku gacan seyrtay shuruudii Al-Shabaab ku xireen sii deynta la heystayaal u...

Saraakiisha milateriga Kenya ayaa sheegay in aysan kala xaajoon doonin Al-Shabaab la heystayaal u dhashay dalkeeda, kadib markii Al-Shabaab shaacisay inay dili doonaan hadii...

Maamulka G/Sh/Dhexe oo walaac ka muujiyay nolosha Boqolaal Qoys oo ku tabaaleysan Jowhar

Maamulka gobalka Shabeelada Dhexe ayaa walaac ka muujiyay Boqolaal qoys oo ku ceyrtoobay dab ka kacay tuulooyin hoostaga gobalkaasi,  kuwaas oo duruufo dhinaca nolasha...

Baarlamaanada Soomaaliya & Sudan oo heshiis wada Saxiixday iyo Wafdiga Baarlamaanka oo Khartoum kasoo...

heshiiskan ay wada saxiixdeen  Baarlamaanada wadamada Soomaaliya iyo Sudan ayaa waxa ay ka wada  Shaqeeyay in la galo hishiiskan Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Dowladda...

Bahdii caanka ku ahayd Ciyaaraha fudud oo dalka soo gaartey +sawiro

Waxaa garoonka diyaaradaha ee Aden cadde si weyn loogu soo dhoweeyey Halyeeyo ciyaaraha fudud ee dalka,kuwaasi oo ka kala yimid dalalka Mareykanka iyo Imaaraadka...

Ciidamada Booliska oo mudo kadib markii ugu horeysay ka howl bilaabay degmada Marko ee...

Tan iyo markii ay ciidamada dowladu la waregeen gobolka Shabeelada Hoose gaar ahaan degmada Markao oo ah xarunta gobolkaasi ayaa waxaa maanta la geeyay...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...