Maamulka Cisbitalka Baydhabo oo ka warbxiyay xaalada cisbitalkaasi
Maamulka Cibitaalka magaalada Baydhabo ayaa ka dalbaday dowlada iyo hay’adaha caafimaadka in ay ka caawiyaan dhinaca daawooyinka iyo qalabka caafimaadka si loola tacaalo bukaanada...
Wararkii ugu dambeeyay koobka qaramada Afrika
Xulka Togo ayaa helay guushii koowad ee tartanka qaramada Afrika ee 2013 ka dib markii ay xalay garaaceen xulka Algeria.
Togo ayaa booska labaad ee...
C/fataax Geesey “Baydhabo waxaa ku soo qul qulaya ergooyinka dhisi lahaa maamul goboleedka”
Gudoomiyaha Gobolka Bay C/fataax Ibraahim Geesey ayaa sheegay inuu socdo qaban qaabada shirweynaha maamul goboleedka loo dhisayo Gobolada Bay iyo Bakool, iyadoo ay ku...
Ciidamada dowladda oo maalintii labaad howl galo ka wada magaalada Muqdisho
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa maalintii labaad howl galo amaanka lagu sugayo ka wada qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, iyadoo howl galkan uu daba...
Shir madaxeedka Midowga Afrika oo maanta ka furmaya magaalada Addis Ababa
Shir madaxeedka sanadlaha ee Midowga Afrika ayaa maanta la filayaa inuu ka furmo magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, iyadoo looga hadlayo arrimo badan...
DAAWO SAWIRRADA:-Wasaaradda Warfaafinta Oo hawada galisay Idaacad FM ah oo laga hirgeliyay magaalada Kismaayo
Akhristayaal waxa aan idiin soo bandhigaynaa Sawiro muujinaya Munasabad Daahada looga Furayay Idaacad Cusub oo ay Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Federalka Soomaaliya ay ka hir...
Burcad badeed u bandhigtay dowlada Hindiya inay ku bedelato 120 burcad badeed 46 lahaystayaal...
Burcad badeed Soomaali ah ayaa u bandhigtay dowlada Hindiya inay ku bedeshaan 120 burcad badeed ah oo gacanta ugu jira dowlada Hindiya 46...
Ciidamada isgarabsanaya ee dalka Mali oo fariisimo hor leh qabsaday
Ciidamada dowlada Mali iyo kuwa Faransa oo isgarabsanaya ayaa la wareegay gacan ku heynta magaalada Hombori ,kadib markii weeraro ka dhanka ah mucaaradka ay...
Saraakiisha AMISOM ee Baledweyne oo Shahaadooyin guddoonsiiyay Suxufiyiinta ka howlgala Hiiraan
Saraakiisha Ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa ka socda Dalka Jabuuti ee ku sugan Magaalada Baledweyne ayaa shahaadooyin guddoonsiiyay Wariyayaasha ka howlgala Gobolka Hiiraan ee...
Maxaad kala socotaa Haweeneyda ugu taajirsan Qaaradda Afrika Magaceeda iyo Halka ay kasoo Jeedo
Iyadoo la soo bandhigay Liiska dadka ugu magaca iyo maalka badan Caalamka, ayaa waxaa la yaah noqotay inay jirto Haweeney Afrikaan ah oo haysata...
Howlwadeenada Safaaradda Soomaaliya ee Koofur Afrika oo kulan la qaatay Madaxda Wasaarada Arimaha Dibada...
Kulankan qado sharafta oo ay kasoo qeyb galeen Safiirka Soomaaliya ee Dalka K/Afrika,Xubno ka socda Wasaaradda Arimaha Dibadda Dowlada Koofur Afrka,iyo qeybo kala duwan...
Banaanbaxyo lagu diidan yahay xukunka maxkamad ay ku riday 21 ruux oo ka dhacay...
Ugu yaraan 16 ruux ayaa ku geeriyootay magaalada Port Said kadib markii ay ka dhaceen rabshado ka dhashay xukunka 21 ruux oo lagu eedeeyay...
Daawo”Sawirro”Wasiirka adeega Bulshada oo maanta booqday Isbitaalka uu Turkigu ka hirgeliyay Muqdisho iyo Isbtaalka...
Wasiiirka horumarinta adeega bulshada Drs. Maryan Qaasim Axmed ayaa maanta Booqatay isbitaalka Ugu weyn ee ay dowlada Turkiga wasaaradeeda caafimaadku ka hirgelisay magaalada Muqdisho...
Ololo nadaafad oo si xooli ah uga socdo Xamar Jajab (DAAWO SAWIRADDA).
Olola Nadaafad ayaa waxa uu maanta ka bilowday Degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir Ololahaasi oo lagu xaqiijinayo Nadaafadda Degmada oo mudooyinkii dambe sii...
Hay’adda UNHCR oo Xukuumadda Kenya uga digtay safrinta Qaxootiga u diiwan gishan Hay’adda
Hay’adda UNHCR ee QM u qaabilsan Arimaha Qaxootiga ayaa Xukuumadda Kenya uga digtay daad gureynta Qaxootiga soomaalida ee ku sugan dalkaasi Kenya
Masuuliyiinta Hay’adda UNHCR...
Madaxweyne Xassan Sheekh oo maanta u ambabaxay dalka Ethiopia si uu uga qeybgalo shirka...
Madaxweyne Xassan Sheekh oo ay wehliyaan xubno katirsan labada gole ee xukuumadda ayaa Duhurnimadii maanta ka ambabaxay garoonka diyaaradha Aadan Cabdulle Cusmaan ee magaalada...
Wasiirka maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya oo sheegay in dowladu wax ka qabaneyso sara ukaca maciishada
Wasiirka Maaliyadda Iyo Qorsheyta Xukuumadda Soomaaliya Maxamuud Xasan Suleymaan oo manta xafiiskiisa kula hadlayay warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed Ayaa ugu horeyntii xusay in ay dowladda...
Wararkii ugu dambeeyay koobka qaramada Afrika
Ciyaaraha qaramada Afrika ayaa wali si xiiso leh uga soconaya garoomada waa weyn ee wadanka koonfur Afrika isagoo koobku maraya heer wanaagsan .
Ciyaarihii ugu...
Howlgal lagu xaqiijinayo amaanka oo saaka ka socda xaafado ka mid ah Muqdisho
Howlgal balaaran oo lagu xaqiijinayo amaanka ayaa saaka ka socda xaafado ka mid ah degmooyinka magaalada Muqdisho.
Howlgalkan oo ay si wada jir ah u...
Wasiirka Gaashaandhigga”Waxaan Dayactireyna Afar Ka Mid ah Xerooyinka Ciidanka iyo Cisbitalki Xoogga”
Wasaarada Gaashaandhiga ayaa sheegtay in ay dayactireyso Afar xero ay ciidamada XDS ku lahaayeen Muqdisho.
Wasiirka Gaashaandhiga mudane C/xakiin Xaaji Fiqi ayaa Radio Muqdisho u...