Wednesday, September 17, 2025

Aqoon is weydaarsi lagu baranayay culuumta badda oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho+Sawiro

Aqoon is weydaarsi lagu baranayay culuumta badda oo ay soo qaban qaabisay Jaamacada Daarul-Xikma ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo aqoon is weydaarsigan uu...

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha gudaha oo maanta gaaray magaalada Baydhabo

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, halkaasoo ay ku soo dhoweeyeen Maamulka Gobolka,...

Wasiirka warfaafinta iyo Isgaarsiinta oo maanta kormeer kutagey xarunta wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo dhulka

Wasaaradda howlaha guud ayaa qeybtii ugu horeysay ee Gaadiidka ku warejisay Wasaaradda Warfaafinta Isgaarsiinta iyo Gaadiidka Soomaaliya. Wasiirka Warfaafinta Isgaarsiinta iyo Gaadiidka C/laahi Ciilmoge Xersi...

Raisul wasaaraha Xukuumadda Ethiopia oo loo doortay Madaxa Ururka Midowga Africa.

Shirka 20aad ee Midowga Africa oo ka dhacay Magaaladda Addis Ababa ee Cariga Ethiopia ayaa waxaa Shirkaasi lagu doortay Raisul wasaaraha Xukuumadda Dalka Ethiopia...

Golaha Wasiirada Somaliland oo kulan deg deg ah ka yeeshay warbixintii ka soo baxday...

Golaha Wasiirada Somaliland ayaa xalay kulan deg deg ah ka yeeshay warbixin xaga amaanka ah oo xafiiska arrimaha dibada Britain soo saaray, kaasoo ahaa...

Kulan ay ka qeyb galeen Wasiiro ka tirsan Xukuumada oo Muqdisho ka dhacay (Sawirro)

Kulan looga hadlayay sida dhalinyarada ay fursado shaqo uga heli karaan Wasaaradaha dowladda oo ay ka qeyb galeen wasiiro ka tirsan xukuumada, Xildhibaano, Maamulka...

Ciidamada uu hogaaminayo Faransiiska oo qabsaday garoonka diyaaradaha Timbuktu

Ciidamada uu hogaaminayo Faransiiska ee dagaalka kula jira Islaamiyinta Mali ayaa la wareegay garoonka diyaaradaha magaalada muhiimka ah ee ku taala Waqooyiga Timbuktu. Saraakiil ka...

Howl galo ballaaran oo xalay ilaa saaka ka socda xaafado ka tirsan degmada Huriwaa

Howl galo ballaaran oo ay u dhan yihiin qeybaha kala duwan ee ciidamada dowladda ayaa saaka ilaa xalay ka socda xaafado ka tirsan degmada...

Madaxweynaha Masar oo xaalad deg deg ah ku soo rogay saddex magaalo ka mid...

Madaxweynaha Masar Maxamed Mursi ayaa xaalad deg deg ah ku soo rogay saddex ka mid ah magaalooyinka dalkaas, kadib rabshado ay dad badan ku...

Madaxweyne Barack 0bama oo booqan doona dalka Kenya.

Madaxweynaha dalka Maraykanka, Brck Obama, ayaa laga yaabaa inuu si dhaqso leh u booqdo dalka Kenya, oo  Waalidkiisa asal ahaan ka soo jeedo. Wargeyska Toddobaadlaha...

Ilaa 230-ruux oo ku geeriyootay dab ka kacay goob lagu caweeyo oo ku taal...

Ku dhowaad 230-ruux ayaa ku dhimatay, kadib markii uu dab qabsaday goob lagu caweeyo oo ku taal magaalada Jaamaacadeed Santa Maria ee ku taala...

Maamulka degmada H/wadaag oo kulan looga hadlayay xaalada ammaanka la qaatay waaxyaha degmadaasi.

Maamulka dagmada H/wadaag oo kulan yeeshay dhamaan masuulinta waxyaha iyo lamaha amniga iyo qar ka mid ah gudiyada xafadaha hostaga dagmadaasi ayaa diraada lugu...

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo maanta soo bandhigay rag Burcad ah oo hubeysan.

Kadib howlgalo ay saaka ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ka sameeyeen Xaafada Taleex ee degmada Hodan ayeey ku soo qabqabteen 13 nin oo ku lebisan dareyska...

Ganacsade British ah oo lagu eedeeyay in uu ku lug leeyahay burcad badeedka Soomaaliya

Warbixin ay qortay Qaramada Midoobay ayaa waxaa lagu sheegay in muwaadin British ah oo ah ganacsade uu ku lug leeyahay howlaha burcad badeeda Soomaaliyeed. Sida...

Ciidamada uu hogaaminayo Faransiiska oo u dhaqaaqay magaalada Timbuktu ee Waqooyiga Mali

Ciidamada uu hogaaminayo Faransiiska ee ku sugan dalka Mali ayaa u dhaqaaqay magaalada muhiimka ah ee waqooyiga ku taal ee Timbuktu, halkaasoo ay ku...

Booliska Soomaaliya oo lagu soo wareejiyay nin horay dil uga geystay Muqdisho oo u...

Taliska Booliska Soomaaliya ayaa maanta ku soo bandhigay magaalada Muqdisho, nin horay dil u geystay, kaasoo dowladda Koofurta Sudan ay ku soo wareejisay dowladda...

Wasiirka wasaaradda Horumarinta Adeega Bulshada Dowlada Soomaaliya oo u ambabaxday Dalka Emaradka Carabta.

Shirkani oo ka furmaya wadanka Isu Taga Imaaradka Carabta ayaa waxaa ka qeyb galaya wadamo ay ku mideysan yihiin ururka E.M.O East Mediterranean  Organization...

Wasiirka wasaaradda warfaafinta oo maanta dalka dib ugu soo laabtay

Wasiirka wasaaradda warfaafinta isgaarsiinta boostada iyo gaadiidka Mudane cabdullaahi Ciil Mooge Xersi  oo maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib safaro shaqo oo uu ugu maqanaa...

Mahiga: “Awoodda ciidamada Dowladda Soomaaliya ma gaarsiisna heer ay AMISOM ku bedalaan”

Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa sheegay in beesha caalamka looga baahan yahay inay dhaqaale xooggan ku bixiyaan dhismaha ciidamada dowladda Soomaaliya si ay...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...