Dowlada oo sheegtay in qofkii maanta isku qarxiyay madaxtooyada uu hore uga tirsanaa ciidamada...
Wasiirka warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya C/laahi Ciilmooge Xirsi ayaa ka hadlay qarax maanta ka dhacay albaabka laga galo xarunta madaxtoyada ee magaalada Muqdisho.
Shir jaraa'id oo...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in uu furan yahay suuqa Bacadlaha ee dagmada X/weyne
Kadib kulan ay maanta isugu yimaadeen gudiyo isugu jira ganacsato iyo hay’adda maamusha suuqa Bacadlaha ee magaalada Muqdisho iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa lagu...
Kulan looga hadlayay sida looga faa’ideysankaro qeyraadka dalka oo lagu qabtay Muqdisho
Aqoon isweydaarsigaan oo ay soo qaban qaabisay jaamacadda Daarul Xikmah kuliyadeeda culuunta badaha ayaa looga hadlay qeyraadka guud ee dalkeena gaar ahaan midka dhaxceegaaga...
Qabanqaabada maamul u samaynta Jubbooyinka oo Kismaayo ka socota
Magaalada xeebta saaran ee Kismaayo ayaa waxaa si xawli ah ooga socda qabanqaabada kala fadhigii lagu yagleeli lahaa maamul ay yeeshaan gobolada Jubbooyinka iyo...
Madaxweyne Xassan Sheikh iyo Banki Moon oo kawada hadlay arinta Maamulka Somaliland
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalia Xassan Sheikh Maxamuud iyo Xoghayaha Guud Qaramadda Midoobay Banki Moon ayaa kawada hadlay Xaaladda Somaliland iyo sidii laga yeeli lahaa kadib...
Wasiirka Gaashandhiga oo sheegay inay dhawaan furayan wadada isku xirto Baydhabo iyo Muqdisho
Xili ay ku suganyihiin Wasiirka Arimaha Guduha iyo Amniga Qaranka Soomaaliya iyo Wasiirka Gaashaandhiga magaaldda Baydhabo ee xarunta gobalka Baay ayaa waxa ay kawarbixiyeen...
Mudanayaal ka tirsan baarlamanka oo gaaray degmada Cabuudwaaq
Mudanayaal ka tirsan Baarlamanaka Soomaliya oo maalmahan booqasho ku joogay degmada Guriceel ee gobolka Galguduud ayaa gaaray degmada Cabudwaaq, iyagoo kulamo wadatashi ah la...
Qarax ismiidaamin ah oo goor dhow ka dhacay afaafka hore ee xarunta madaxtoyada Muqdisho
Qarax ismiidaamin ah ayaa goordhow ka dhacay afaafka hore ee xarunta madaxtoyada ee magaalada Muqdisho.
Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in qofka isku soo xiray...
Doorashada gudoonka ardayda Soomaaliyeed ee Malaysia oo xalay ka dhacday xaafada Edman + Sawirro
Xaflad si heer sare loo soo agaasimay laguna dooranayay gudoonka cusub ee midowga ardayda somaliyeed ee dalka Malaysia sanada 2013-14 ayaa habeenimadii xalay ka...
Xulalka Ghana Iyo Mali Oo U Talaabay Wareega 8da Qaramada Afrika Iyo DR Congo...
Xulka Ghana ayaa si raaxo leh ugu gudubtay wareega 8da ee koobka Qaramada Afrika islamarkaana kaalinta koowaad kaga soo baxay Group B ka dib...
Iran oo ku guuleysatay inay hawada sare u ganto gantaal daayeer saaran yahay +Sawiro
Dowlada Iran ayaa sheegtay in ay ku guuleysatay inay hawada sare u duuliso daayeer nool.
Dowlada Iran ayaa sheegtay in gantaal lagu magacaabo Pishgam ayaa...
Daawo Sawiro. Wafdi Wasiiro ah oo horkacayo Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Caawa Ku hooyanaya...
Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane. C/xakiin Xuseen Guuleed ayna ka mid yihiin Wasiirka Gaashaandhiga C/xakiin Fiqqi...
Qaxooti Soomaali ah oo dib-u-dejin ka helay Maraykanka.
Qaxooti Soomaali ah oo tahriib ahaan ku galay Jesiiradda Malta, ayaa hooddo iyo nasiib u helay inay deganaansho ka helaan dalalka Maraykanka iyo Poland.
Hadal...
Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Xogahyaha Guud ee Qaramadda Midoobay iyo khudbad uu ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi oo hogaaminayo ayaa waxey ka qeyb galeen kulankii 20-Aad ee Midowga Afrika oo ka dhacay caasimadda...
Siyaasi hawl-gab ka noqday QM oo hoggaminayo Hawlgalka Midowga Afrika ee AMISOM
Mid ka mid ah Xiddigaha Siyaasadeed ee ugu caansan dalka Nigeria, Prof. Ibrahim Agboola Gambari ayaa lagu wadaa inuu hoggamiyo Guddi uu Ururka Midowga...
Dowladda Turkiga oo lacago ku taageeray hawlgalka Ciidamada AMISOM
Warar iminka nasoo gaaray ayaa sheegaya in Xukuumadda Turkiga ay dhaqaale xoog leh ugu yaboohday Ururka Midowga Africa oo howlo amni kawada Dalka Somalia...
Xildhibaan ku baaqay in la dhiso Maxkamad Islaami oo Caalami ah ‘International Islamic Court.
Madaxa Guddiga Garsoorka iyo Sharciga ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Islaamka ee Iiraan, Maxamed Cali Esfanani ayaa hoosta ka xariiqay inay lama huraan tahay in la...
Cali Khaliif Galeyr: “Somaliland waxa ay la mid tahay maamullada dalka ka jira, waana...
Prof. Cali Khaliif Galeyr oo ka mid ahaa aqoonyahanada Soomaaliyeed, islamarkaana Baarlamaanka hadda jira xubin ka ah ayaa sheegay in Somaliland la mid tahay maamulada...
Ra’isulwasaare Saacid oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi kasocda dowlada Talyaaniga.
Kulanka uu Ra’isulwasaaraha xukuumada federaalka ee Soomaaliya mudane c/Faarax Shirdoon Saacid kula yeeshay xafiiskiisa Mr. Andrea Mezzela oo ah Safiirka dowlada Talyaaniga u qaabilsan...