Wednesday, September 17, 2025

R/wasaaraha oo la kulmay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

R/wasaaraha Soomaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo maanta Muqdisho socdaal ku yimid. Kulankaan oo...

Maamulka gobolka Sh/dhexe oo ugu baaqay hay’adaha samafalka in ay gacan siiyaan dadka ku...

Maamulka gobolka Sh/dhexe ayaa ugu baaqay hay’adaha samafalka ee inay wax u qabtaan shacabka ku nool gobolka Sh/dhexe. Kusimaha guddoomiyaha gobolka Sh/dhexe Yuusuf Cabdi Cabdulle...

Xafiis loogu talagalay koontaroolka alaabta ka soo dagtay dekadda oo laga furay dekadda Muqdisho

Wasaraadda Ganacsiga iyo warshadaha Xukuumadda  Soomaaliya ayaa maanta  dekadda Muqdisho ka furatay xafiisyo lagu kontaroolayo dhaqdhaqaaqa Gancasiga ee dekadda kasoo dagay ama kadhoofaya. Munaasabadan xariga...

Yaa ka soo baxay Guruub C Koobka Qaramada Afrika 2013ka

Waxaa Xalay la soo afjaray Kulmadii 3 wareeg ee Guruub C Koobka Qaramada Afrika 2013 oo ay ku loolamayeen Wadamada Zambiya oo 2012ka ku...

Wasiirada Arimaha Dibada Fowziyo Yuusuf oo ka hadashay xariga Wariye Koronto

Iyadoo dambi la'aan xabsiga lagu hayo Wariye Dhibane C/casiis C/nuur Ibraahim Koronto ayaa waxaa ka hadlay xarigaasi wasiirada arimaha dibada Soomaaliya Drs Fowziyo Yuusuf...

Guddoomiyaha G/Banaadir oo xariga ka jaray dib u dhis lagu sameeyay xarunta dagmada X/weyne

Munaasabad xariga looga jarayay dib u dhis lagu sameeyay xarunta maamulka dagmada X/weyne ayna ka qeyb galeen mas’uuliyiin ka tirsan gobolka Banaadir ayaa maanta...

Marwada R/wasaaraha oo deeq gaarsiiyay barakacayaasha dagan dagmada Wadajir

Marwada R/wasaaraha dalka ayaa maanta gaarsiiyay deeq dhar ah qoysaska Barakacayaasha ah ee ku jira Kaamka Cadaala ee ku yaala dagmada Wadajir ee gobolka...

Qalab caafimaad oo lagu wareejiyay maamulka Ximan iyo Xeeb +SAWIRRO

Munaasabadda qalabkan caafimaad lagu gudoonsiinayay maamulka Ximan iyo Xeeb ayna  ka  qeyb galeen mas’uuliyiin ka mid ah maamulka, agaasimaha guud ee mu’asasada waxbarashada iyo...

Munaasabad isdhexgalka Bulshada ah oo xalay lagu qabtay degmada Yaaqshiid

Kulan isdhexgalka bulshada ah oo uu soo qabanqaabaiyay maamulka degmada Yaaqshiid ayaa xalay lagu qabtay degmadaasi. Munaasabadan oo qeyb ka ah kulamada isdhexgalka bulshada ah...

Maamulka gobolka Baay oo baaq u diray Jaaliyadaha Soomaaliyeed

Maamulka gobolka Bay ayaa ugu baaqay jaaliyadaha Soomaaliyeed in ay Maalgashi ku sameystan gobolka. Gudoomiyaha gobolkaasi mudane C/fitaax geeseey oo la hadlay Radio Muqdisho Ayaa...

Dowlada oo ku eedeysay maamulada gobolada dalka qaarkood inaysan xiriir la lahayn shacabkooda

Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka C/karin Xuseen Guuled ayaa sheegay in qaar ka mid ah maamulada gobolada dalka Soomaaliya iyo shacabka ku nool...

Wasaarada Arrimaha Dibada oo Isbadal ku samaynaysa Diblumaasiyiinteeda Ujooga Wadamada Dibadda. Daawo Sawirro

Kulan balaaran oo maanta ka dhacay hoolka shirarka ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga , kana soo qeybgaleen inta badan diblomaasiyiinta ka howlgala...

WFP oo dib uga howlgashay Magaalada Kismaayo

World Food Program oo loo gaabiyo (WFP) Barnaamijka Cuntada Adduunka ayaa war ka soo baxay lagu sheegtay inay billaabeen kaalmo cunto ah oo la...

Garoonka Diyaaradaha Beledweyne oo lasoo gabagabeeyay dayactirkii ku socday

Saraakiisha Ciidamada Dalka Jabouti iyo Maamulka Gobolka Beledweyne ayaa maanta furay Garoonka Diyaaradaha Beledweyne oo loogu wan qalay ‘’Garoonka Ugaas Khaliif’’. Garoonka Ugaas Khaliif ee...

Ra’iisal Wasaaraha oo cambaareeyey weerarkii Fashilmay ee qof naftiisa haligay ku soo qaaday Madaxtooyada

January 29, 2013——Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), ayaa cambaareeyey weerarkii Fashilmay ee uu nin naftiisa Hiligay ku soo qaaday...

Al-Shabaab oo sheegtay masuuliyadda qarixii Ismidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay Muqdisho

Sida ay goor dhow shaaciyeeen Al-shabaab  barta internetka ayey ku  sheegteen inay ka dambeeyeen qarixii Ismidaaminta ahaa ee Saakay lagu qaaday xarunta Madaxtooyada Soomaaliya. War...

Odayaasha dhaqanka degmada Jowhar oo ku guuleystay in dib loo furo isbitaalka guud ee...

Shaqaalaha isbitaalka magaalada Jowhar ee ay gacanta ku hayso hay'ada Intersos ayaa dib u bilaabay howlahoodii kadib markii muddo sideed maalmood ah ay ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan kula leh Dalka Belgium Madax ka tirsan Midowga Yurub

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waxa uu kulan kula leeyahay Magaalada Brusels ee dalka Belgium-ka madax ka socota Midowga Yurub. Xasan Sheekh...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...