Diyaarado dagaal oo duqeeyay deegaano u dhaxeeya Garbahaarey iyo Buurdhuubo
Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ay duqeeyeen deegaano u dhaxeeya Garbahaarey iyo Buurdhuubo, halkaasoo saldhigyo ay ku lahaayeen dagaalyahanada...
Dagaalo culus oo xalay Ciidamada AMISOM iyo Al-Shabaab ku dhex maray galbeedka B/weyn
Dagaalo culus oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ee Jabuuti iyo Al-Shabaab ayaa xalay ka dhacay galbeedka magaalada B/weyn, iyadoo dagaalka uu...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku sii jeeda magaalada London
Madaxweyaha dowlada federalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in dhowaan gaaro caasimada dalka Ingiriiska ee London.
Booqashada madaxweyne Xasan ayaa la xiriirta booqashooyin...
Raisul wasaare Shirdoon iyo Wasiirka gaashandhiga oo la kulmay Saraakiisha Xukuumadda ee Magaaladda Marka
Wararka naga soo gaaraya dhanka Magaaladda Marka ee Gobolka Shabeeladda Hoose ayaa sheegaya in Raisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon iyo Wasiirka wasaaradda Gaashandhiga Xukuumadda...
Dowladda Kenya oo sheegtay inaysan faahfaahin dheeri ah ka haynin Kenyaati ay Kooxda Alshabaab...
Wasiirka Gaashaandhigga ee dalka Kenya, Yuusuf Xaaji ayaa shaaciyey in ragga Kenyaatiga ee ay Kooxda Alshabaab ku goodisay inay dili doonaan aysan ahayn Maxaabiis...
Shir ku saabsan maalgalinta wadanka oo lagu dhawaaqay
Shir ku saabsan maalgelinta waddanka Soomaaliya oo ay ka qeyb galayaan dowladDo iyo shirkado gaar loo leeyahay oo ganacsi ayaa la iclaamiyay in bartamaha...
UNHCR oo sheegtay in qaxootiga Soomaaliyeed ee ku dhaqan Kenya ay doonayaan in dib...
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay in qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool xeryaha qaxootiga ee dalka Kenya ay doonayaan inay...
Madaxweyne Xasan Sheekh ” Somaliland aqoonsigaas inay ka faa’ido mooyee wax dhib ah kama...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Belgium ayaa ka jawaabay hadal shalay ka soo yeeray Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo, kaasoo ku...
Ruushka oo cambaareeyay duqeymo diyaaradaha Israa’iil ka geysteen Suuriya
Wasaarada Arrimaha dibada Ruushka ayaa si kulul u cambaareysay duqeymo diyaaradaha Israa'iil ka geysteen Xarun Milateri oo uu Suuriya ku leeyahay waqooyi galbeed dalkaas,...
Siminaar loo soo xiray shaqaale ka tirsan wasaaradda difaaca
Shaqaale ka tirsan wasaaradda Gaashaandhigga ayaa maanta loo soo gabagabeeyay siminaar socday muddo 5 maalin ah oo lagu baranayay hoggaanka iyo maamulka.
Siminaarkaan oo ay...
Ra’isulwasaare Saacid Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Gaaray Marka “DAAWO SAWIRRADA”
Wafdi uu hogaaminayo Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) oo maanta kormeerayey deegaanno iyo degmooyin ka tirsan gobolka Shabeelada Hoose ayaa...
Daawo Muuqaal ahaan Madaxweynaha Soomaaliya, Oo Qudbad Meelabadan Taabaneyso Ka Jeediyay Brussels
Daawo muuqalka hoose
Idale News Muqdisho
Hillary Clinton oo xilka laga qaaday iyo Mareykanka oo Xoghaye Cusub yeeshay
Sida laga soo xigtay Wargeysyada kasoo baxa Dalka Mareykanka ayaa sheegaya in Golaha odayaasha ee dalka Maraykanka ay si sharaf ah u ansixiyey magacaabista...
Tarsan: dadka wadooyinka dhistay waxa ay jabiyeen Sharciga Dowladda
Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Maxamuud Axmad Nuur Tarsan ayaa waxa uu sheegay inay jiraan dad jabiyay hadalka maamulka Banaadir waxa uuna sheegay...
Wafdi Uu Hogaaminayo Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Oo Goor Dhow Gaaray Shalaanbood, Kuna Sii Jeeda Marka
Wafdi uu hogaaminayo Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa goor dhow gaaray deegaanka Shalaanbood oo ka tirsan gobolka Shabeelada Hoose.
Ra’isulwasaaraha...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay madaxda ugu sareysa ee Midowga Yurub
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku tegey xarunta midowga Yurub ayaa la kulmay madaxda ugu sareysa ururka Midowga Yurub.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa...
Dowlada Koofur Afrika oo sheegtay in ay ugu deeqeyso Soomaaliya 11 malyan oo dollar
Dowlada Koofur Afrika ayaa sheegtay inay ugu deeqeyso wadanka Soomaaliya lacag dhan 11 malyan oo dollar.
Madaxweynaha dalka Koofur Afrika Jacob Zuma ayaa ka sheegay...
Dowlada oo bilowday dadaalo ay ku doonayso in dib loogu soo celiyo xiriirkii hore...
Dowlada Soomaaliya ayaa bilowday dadaal ay ku doonayso in ay dib ugu soo celiso xiriirkii ka dhexeyn jiray dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha.
Wasiirka arrimaha dibada...
Midowga Europe oo loogu baaqay inay Madaxweynaha Somalia kala hadlaan Suxufiyiinta xabsiyadda ku jirta.
Hay’adda u dooda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch,ayaa ugu baaqday Madaxda Ururka Midowga Europe (EU) inay Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud kala hadlaan...