Kooxda K/Gacanta Dekedaha oo ka badiyay Heegan + Sawirro
Ciyaar aad iyo aad u xiiso badan isla markaana ay ka soo qeyb galeen dadweyne fara badan ayaa shalay ka dhacday garoonka Ex-Lujino ee...
Kooxo hubeysan oo maanta Boosaaso ku dilay mid ka mid ah Salaadiinta ugu caansan...
Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay ku dileen bartamaha magaalada mid ka mid ah salaadiinta ugu caansan ee Puntland,...
Ciidamada AMISOM oo dhaq dhaqaaqyo ciidan ka wada Gobolka Hiiraan
Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya ayaa dhaqaaqyo ciidan ka wada Gobolka Hiiraan, kadin weerar habeen hore Al-Shabaab ku qaadeen saldhig Ciidamada ka socda...
Ciyaar dhaqameedka Istunka oo sanado ka dib markii ugu horeysay lagu qabtay degmada Afgooye
Ku dhowaad afar sano ka dib aya waxaa shalay gelinkii dambe lagu qabtay garoonka kubada Cagta Sheel oo ku yaalla degmada Afgooye ee gobolka...
Afgooye oo lagu qabtay Dagaalyahaano shabaab ah oo dilal u geestay Ciidamada Dowladda
Taliyaha Booliska Degmada Afgooye Cabdi qaadir Cismaan Mursal ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigeen Dagaalyahaano katirsan Al-Qacidada Somalia ee Alshabaab oo dilal...
Dalka India oo ay kusoo badanaayan Dumarka Sanka iska jara!!
Dumarka u dhashay Dalka India ayaa bilaabay Dhaqan aan horay looga baran kaasoo ah inay iska jaraan Sanka qeybtiisa hore
Dhaqankaani oo ah mid iminka...
Golaha Ammaanka oo ka arinsanaaya Sidii Somalia looga qaadi lahaa xayiraadda hubka
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ka arinsanaaya Sidii Somalia looga qaadi lahaa Xayiraada Dhanka hubka ee la saaray sanadii 1992- ilaa iyo iminka
QM...
Tababar loo furay in ka badan 30 ka mid ah howlwadeena wasaarada Kheyraadka dalka
Tababar kor loogu qaadayo aqoonta shaqaalaha wasaarada Kheyradaka ayaa maanta laga furay magaalada Muqdisho.
Tababarkan oo ay bixineyso dowlada Turkiga ayaa waxaa ka faa’iideysanaya in...
Aaska Qaran oo Marxuum Cabdi Cali Sokor loogu sameynayo Kismaayo
Aas Balaaran ayaa lagu wadaa in maanta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose Loogu sameeyo Allaha u naxariistee Suldaan Cabdi Cali Sokor oo...
Soomaalida ka soo laabaneysa dalka Kenya oo sii kordheysa
Tirada dadka Soomaaliyeed ee ka soo laabaneysa Dalka Kenya ayaa si aad ah usii kordheysa, ayadoo soo laabasahada dadkaasi ay kusoo laabanayaan dalkooda hooyana...
Madaxwaynaha oo Fariin u diray Soomaalida ku nool Dibadda gaar ahaan kuwa UK. Daawo...
Madaxwaynaha oo kala hadlayay barta Enternetka ah, Soomaalida meel walba oo ay joogto si gaar ahna ugu wajahay Hadalkiisa Soomaalida Ku nool Dalka Engriis-ka...
Midowga Afrika oo sheegay in Al-Shabaab gabaad ka dhigayaan Somaliland iyo Puntland
Ururka Midowga Afrika ayaa sheegay in Al-Shabaab ay gabaad ka dhigayaan dhulka maamulada Somaliland iyo Puntland, kadib markii looga awood roonaaday dagaaladii ka dhacay...
Kenya oo sheegtay in duqeyntii Gedo ay ku dishay Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab
Afhayeenka ciidamada Milateriga Kenya Col. Cyrus Oguna ayaa sheegay in duqeyn khamiistii ka geysteen duleedka degmada Garbahaarey ay ku dileen sarkaal ka tirsan Shabaab...
Maxkamadeynta Wariye C/casiis Koronto iyo shan kale oo saaka ka bilaabaneysa magaalada Muqdisho
Wariye C/casiis Koronto iyo shan kale oo lagu soo oogay dambi la xiriira been abuur kufsi ayaa saaka lagu wadaa in la horgeeyo Maxamada...
Safiirka Soomaaliya u Fadhiya Koofur Afrika oo la kulmay Jaaliyada iyo Ganacsatada Halkaas jooga...
Kulan si weyn loo soo agaasimay oo ay isla qaateen Safiirka dhawaan ay dowladda Federalka ee Soomaaliya u soo magacawday Dalka Koonfur Afrika, iyo...
Ciidamada dowladda oo maanta la wareegay Deegaano hor leh (DAAWO SAWIRADDA)
Ciidamada dowladda Soomaaliya oo garabsanaaya kuwa Midowga Africa ayaa Saacadihii lasoo dhaafay maanta la wareegay deegaanada Luuq-jeeloow iyo Baar oo aan sidaa uga fogeyn...
Wasiirka Hormarinta Iyo Adeegga Bulshada Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabatay
Wasiirka Wasaaradda Hormarinta iyo Adeegga Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Drso Maryan Qaasim ayaa maanta dalka dib ugu soo laabatay kadib socdaal shaqo oo ay...
Qarax ka dhacay banaanka hore ee Safaarada Mareykanka ku leeyahay Caasimada Turkiga ee Ankara
Qarax ayaa ka dhacay banaanka hore ee Safaarada Mareykanka uu ku leeyahay Caasimada dalka Turkiga ee Ankara, iyadoo ugu yaraan hal ruux uu ku...
Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaaraha Britain oo ku kulmaya London +Sawiro
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada London ee dalka Britain, halkaasoo la filayo inuu kula kulmo madaxda dalkaas,...
R/wasaare Saacid oo sheegay in maamulka dowlada si dhaqsi ah loogu baahindoono gobolka Sh/Hoose
R/wasaaraha xukuumada Soomaaliya oo kormeer howled shalay ku tagay magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabeelada Hoose ayaa sheegay in shacabka ku nool dagamadaasi ay...