Ra’iisal Wasaaraha oo la kulmay Agaasimeyaasha Wasaaraddaha ee Dowladda+Sawirro
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa xafiiskiisa kula kulmay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaraddaha Dowladda, isaga oo kala hadlay...
Ciidamo Itoobiyaan oo fariisimo ka sameystay galbeedka magaalada B/weyn
Ciidamada Itoobiya ayaa maanta fariisin ka sameystay galbeedka magaalada B/weyn, halkaasoo labo cisho ka hor uu ka dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda,...
Saxaafadda Caalamka oo Faafisay in Booliiska Koonfur Afrika Qeyb Ka Yihiin Boobka Ganacsatada somalida(Daawo...
Booliiska dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa la sheegay inuu qeyb ka yahay dhaca iyo bililiqada loo geysanaayo dadka Soomaaliyeed ka dib markii ay booliiskaas...
Askari Kenyaati ah oo ka mid ahaa kuwii ka laabtay Hawlgalka Somalia oo lagu...
Abaarihii xalay 8:30 pm ayaa waxaa qarax xooggan laga maqlay meel ku dhow Saldhigga Boliska ee Degmadda Wajeer ee Gobalka W/bari ee dalka Kenya,...
Madaxweynaha oo xalay kulan la yeeshay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee London
Munaasabadan balaaran oo ay xalay jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada London u qabteen madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ujeedadeedu waxa ay aheyd in...
Afhayeenka G/Banaadir oo sheegay in uu bilaawday Tartanka Ololaha nadaafadda ee dagmooyinka
Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir Maxamed Yuusuf oo lahadlayay Radio Muqdisho ayaa sheegay in 16 kamid ah degmooyinka gobolka ay ka bilowdeen tartanka todobaadka Ololaha...
Gudi Wasiiro ah oo loo saaray jahwareerka ka taagan hoos u dhaca sarifka lacagaha...
Iyadoo maalmihii u dambeeyay jahwareer badan uu ka taagnaa sarifka lacagaha doolarka oo hoos u dhac ku yimid ayaa Xukuumada Soomaaliya ku dhawaaqday inay...
Al-Shabaab oo faah faahin ka bixiyay dagaalo ka dhacay Bakool iyo Hiiraan
Xarakada Al-Shabaab ayaa ka hadlay dagaalo ka kala dhacay Gobolada Hiiraan iyo Bakool, oo ay ku qaadeen saldhigyo ay ku leeyihiin ciidamada dowladda, kuwa...
Kooxo burcad badeed Soomaali ah oo lagu xukumay maxkamad ku taala wadanka Faransiiska
Maxkamad ku taala magaalada Paris ee dalka Faransiiska ayaa xukuntay afar dhalinyaro Soomaali ah oo lagu eedeeyey burcad badeednimo iyo afduubka markab laga leeyahay...
Ghana oo u soo gudubtay Semi-final-ka Koobka Qaramada Afrika 2013
Xulka Ghana ayaa u soo gudbay Semi-final-ka Koobka Qaramada Africa ee 2013, kaddib markii ay afka ciidda u dareen Xulka Cape Verde, Ciyaar ka...
Iiran oo soo bandhigtay dayuurad dagaal oo aysan raadaradu arki karin
Iiraan ayaa waxa ay soo bandhigtay dayuurad dagaal oo madaxda dalka Iiraan ku tilmaameen inaysan arki karin raadaarada.
Dayuuradan oo hal ruux oo kaliya qaadi...
Madaxweynaha oo wareysi gaar ah siiyey Tv-ga Qaranka DAAWO VIDEO
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sh. Maxamuud ayaa wareysi gaar ah siiyey Warbaahinta qaranka gaar ahaan Tv-ga Qaranka, waxa uuna wareysigaasi...
Golaha Wasiirrada Oo Maanta kulmay
Kulan ay maanta xubnaha golaha wasiirrada yeesheen oo uu shir gudoominayey Rai’sul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa waxa ay...
Maxkamada G/Banaadir oo dib u dhigtay dacwada loo heysto Wariye C/casiis Koronto iyo Haweeneydii...
Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa maanta dib u dhigtay dacwada loo heysto Wariye C/casiis Koronto iyo haweeney sheegtay in la kufsaday, iyadoo la dhageystay dacwada...
Madaxweynaha oo kulan la qaatay mas’uuliyiinta amaanka dalka UK
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo kusugan magaalada London ee xarunta wadan dalka Biritan ayaa...
Tababar loo soo xiray shaqaale la barayay dabdamiska
Tababarkan oo ay bixinayeen Macalimiin ka socday ciidamada howlgalka Nabad ilaalinta midowga Afirka ee AMISOM ayaa waxaa ka faa’iideystay shaqaale ka tirsan Dowladda Hoose...
Tartan K/cagta oo loogu magac daray Koobka Nabad oo ka bilowday magaalada Jowhar (Sawirro)
Tartan Kubada cagta ah oo loogu magac daray Koobka Nabada oo ay soo qaban qaabiyeen Jaaliyadaha reer Jowhar ee ku dhaqan UK iyo Sweden...
Guddoomiye Tarsan oo kormeeray qeybo ka mid ah dagmooyinka G/banaadir
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho oo ay wehliyaan Qaar ka mid ah ku xigeenada Gobalka ayaa maanta kormeeyay dagmooyin ka tirsan gobalka...
Madaxweynaha Faransiiska oo booqanaya Magaalada qadiimiga Timbuktu ee Waqooyiga Mali
Madaxweynaha Faransiiska Francois Hollande ayaa booqasho kedis ku tagay dalka Mali oo ay ciidamadiisa si awood ah uga saareen waqooyiga dalkaas Xoogaga mintidiinta...
Farshaxankii Magaalada Muqdishu oo dib u soo laabtey (Daawo Muuqaal+Warbixin)
Farshaxankii Magaalada Muqdishu ayaa waxaa la sheegay inuu dib u soo laabtey ka dib markii ay meesha ka baxeen kooxdii Alshabaab oo ku sheegi...