AMISOM oo Beledweyn ku soo bandhigay dhalinyaro ka soo goosatay Shabaab Saraakiisha AMISO
Saraakiisha AMISOM ee ka socda dalka Jabuuti ayaa maanta magaalada Beledweyn ku soo bandhigay dhalinyaro ka soo goosatay Shabaab, iyagoo sheegay inay isa soo...
Xildhibaanada booqanaya G/Galgaduud
Xildhibaannada Baarlamaanka ee ku sugan gobolka Galgaduud ayaa sheegay in intii ugu badneyd ujeedadii socdaalkooda laga gaaray guulo wax ku ool ah, kadib markii...
Wasiirka Gaashaandhiga oo soo dhaweeyay hadalki Xoghayaha guud ee Q.M. Ban ki Moon
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweysay hadalkii uu dhowaan Xoghayaha Guud ee Q.M. Ban ki Moon uu ku shaaciyay inuu ka qeybqaadanayo sidii Soomaaliya...
Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaaraha Britain oo gelinka dambe maanta kulmaya
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo booqasho ku jooga magaalada London ayaa maanta lagu wadaa inuu la kulmi Ra'iisul...
Diyaaradaha dagaalka Faransiiska oo duqeeyay saldhigyo Islaamiyiinta ku lahaayeen Waqooyiga Mali
Diyaaradaha dagaalka Faransiiska ayaa duqeyn cirka ah ku qaaday waqooyiga dalkaas, si ay u xaqiijiyaan gacan ku heynta magaalada Kidal.
Islaamiyiinta ayaa isku uruursanaya nawaaxiga...
Iska hor imaad xalay ka dhacay duleedka degmada Afgooye
Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ayaa sheegaya in iska hor imaad u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab uu xalay ka dhacay duleedka degmadaas, kaasoo...
Tartan Ciyaaraha Karate iyo Teakwondo oo Muqdisho Lagu Qabtay + Sawirro
MUQDISHO – Tartan ciyaareed xiiso leh oo ku saabsan ciyaarta Karate iyo Teakwondo oo maalmahan si xiiso leh uga socday Muqdisho ayaa maanta lagu...
Bamb khasaare geystay oo caawa lagu weeraray hotel ku yaala degmada X/jajab ee gobolka...
Qarax xoogan oo khasaare nafeed sababay ayaa caawa fiidnimadii xiligii salaada cishaha ee waqtiga Muqdisho waxaa uu ka dhacay degmada Xamar jajab ee gobolka...
Xaalada caafimaad ee feeryahanka Maxamed Cali Kalaay oo laga deyrinayo
Feeryahankii caanka ahaa ee Maxamed Cali Kalaay ayaa xaaladiisa caafimaad laga deyrinayaa iyadoo walaalkii uu ka digey in uusan sii noolaan karo maalmo badan.
Rahman...
Nigeria oo usoo baxday Semi Final-ka koobka qaramada Afrika
Xulka Nigeria ayaa sidii cadada u aheydba muujiyay in uu wali yahay xul awood kuleh qaarada Afrika kadib markii uu caawa daadka raacsiyay xulka...
(DAAWA SAWIRADDA). Kaamiriistaha ugu yar Caalamka
Qamar Haashim waxa uu jiraa 8-Sanno waa Wariyaha caalamka ugu yar isaga oona qaabilsan Qeybta Kaamirada TV ku yaala Dalka Ciraaq
Qamar Haashim waxa uu...
In kabadan 25 Dhalinyaro oo lagu xiray Magaaladda Beledweyne
Howlgalo ay maanta Ciidamada Somalia ka sameeyen magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa waxa ay kusoo qab-qabteen Dhalinyaro gaareysa 25 kuwaasoo lagu tuhunsan yahay...
Ciidamada dowladda oo toogasho ku dilay wiil dhalinyaro oo askari ku dilay Suuqa Xoolaha
Ciidamada dowladda ayaa galabta toogasho ku dilay wiil dhalinyaro ah oo askari ka tirsan dowladda ku dilay Suuqa Xoolaha ee degmada Huriwaa.
Wiilkan dhalinyarada ayaa...
Dowladda Uganda oo hadal ka soo saartay Qorshaha EUTM eeTababarka Milliteriga Somalia looga wareejiyey...
Bartamihii Bishii January ee la soo dhaafay, waxay Midowga Europe wax ka beddeleen Qorshihii ku aadanaa Ciiddamadda Somalia ee lagu tababari jirey gudaha dalka...
(DAAWO SAWIRADDA). Ciiddamadda Somalia oo ay Saraakiisha Ururka Midowga Europe tababarayaan
Ururka Midowga Europe, ayaa dhawaan shaaciyey inay xilli-kordhin ku sameeyeen Mashruuca ay Ciiddamadda Dowladda u tababarayaan.
Hadal ka soo baxay Xarunta Ururka EU-da ee Burussels,...
Midowga Europe oo Dowladda Somalia kala talin doonta Istaraajiyadda Dib-u-dhiska Milliteriga Qaranka
Madaxa Ergadda Ururka Midowga Europe ‘EU’ u joogta dalka Uganda, Roberto Ridolfi, ayaa faahfaahin ka bixiyey Go’aankii ay EU-da bishii hore ku cusbooneysiisay Xilli-hawleedkooda...
Tababar loo furay ciidamo loogu talagalay ilaalinta deegaanka
Tababarkaan maanta u farmay ciidamada ilaada deegaanka ee dowladda hoose ayaa waxaa ka qeyb galay wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka, gudoomiyaha...
Dawo Sawiro. Kulankii uu Xalay la Qaatay Madaxweynaha Dalka Jaaliyadda London.
Munaasabadan balaaran oo ay xalay jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada London u qabteen madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud taasoo Lagu...
Qalab Isboorti oo lagu wareejiyay maamulka dagmada Hiliwaa +sawirro
Maamulka Dagmada Heliwaa ee gobalka Banaadir ayaa maanta lagu wareejiyay Qalab Isboorti oo Dhalinyarada Dagmadaasi ay ugu diyaar garoobayaan ka qeyb galka Tartanka cayaaraha...