Wednesday, September 17, 2025

Ban ki-Moon oo warqad qoraal ku saabsan Xayiraada Hubka Somalia u gudbiyay Golaha Ammaanka...

Xoghayaha Guud ee QM, Ban Ki-Moon waxa uu xalay Qoraal u kala diry Xubnaha Golaha Ammaanka ee QM, si ay uga arrinsadaan sidii dalka...

Haweeney Soomaali ah oo markii ugu horreysay Xilka ka qabatay Magaalladda Minneapolis ee dalka...

Saciido Shaaciye oo ka mid ah Jaalliyadda Soomaalida ee ku dhaqan Gobalka Minosta ee dalka Maraykanka, ayaa waxay dadaalkeeda Adeegga Bulshadda ku muteysatay inay...

Maxkamada G/Banaadir oo min hal sano ku xukuntay Wariye C/casiis Koronto iyo Haweeneydi la...

Waxaa goor dhow soo gaba gaboobay dhageysigii dacwada loo heystay Wariye C/casiis Koronto iyo haweeneydii la kufsaday, iyadoo Maxkamada ay ku xukuntay min hal...

Dowlada Britain oo 3 Milyan oo Bown ugu deeqday dowlada Soomaaliya

Dowlada Ingiriiska ayaa lacag dhan 3 milyan oo Bown ugu deeqday dowlada Soomaaliya si loogu horumariyo hay’adaha dowlada  xilli  Ra’isulwasaaraha dalka Ingiriisku uu magaalda...

Ciidamada oo howlgal lagu xaqiijinayo ammaanka xalay ka sameeyay degmada Xamar Jajab

Ciidamada amaanka dowlada Soomaliya ayaa xalay howlgal lagu xaqiijinayo amaanka Islamarkaana lagu  qabqabtay in ka badan 120 ruux ka sameeyay degmada X/jajab ee magaaalda...

Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud oo xalay khudbad ka jeediyay Machadka Cilmi-baarista ee dalka Britain

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay khudbad dheer oo taabaneysa dhinacyo badan islamarkaana ka tarjumeysa xaalada dalka ka jeediyay machadka Cilmi barista...

Wasiirka Arrimaha gudaha oo faah faahin ka bixiyay shuruucda maamul u sameynta gobolada dalka

Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Amniga Qaranka C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ka warbixiyay shuruuc ay soo diyaarisay Wasaarada Arrimaha gudaha iyo Amniga Qaranka, kaasoo ku...

Maamulkii u horeeyay oo KMG ah ayaa loo sameeyay Gobolka Bay iyo degmada Baydhabo

Wareegto xalay ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha ayaa Maamul KMG ah oo uu yeesho Gobolka Bay iyo degmada Baydhabo loo magacaabay, iyadoo maamulkan uu...

Askari ka tirsan AMISOM oo ku geeriyooday qarax shalay Muqdisho ka dhacay

Askari ka tirsan Ciidamada AMISOM ayaa shalay ku geeriyooday qarax miino oo ka dhacay nawaaxiga Xarunta Kulyadii Jaalle Siyaad. Floribert Biyereke oo ah Afhayeenka Ciidamada...

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaaraha Britain oo ku kulmay London (Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Ra'iisul Wasaaraha Britain David Cameron oo xafiiskiisa downing Street ee magaalada London ku qaabilay, iyagoo ka...

Halkaan ka daawo Xafladdii soo dhoweynta Madaxweynaha Soomaaliya ee London

  Halkaan ka daawo Xafladdii soo dhoweynta Madaxweynaha Soomaaliya ee London   Idale News Muqdisho

Dowladda Britan oo Somalia ugu deeqday Malaayiin Dollar

Dowladda Britain ayaa maanta ku dhawaaqday inay Dowladda Somalia ugu deeqday lacag dhan 4.7-Millian oo dollar una dhiganta 3Millian oo Euro Money Ku dhawaaqista Deeqdani...

Ururka Dhallinyarada Kanava oo qalab Isboorti guddoonsiiyay Kooxda K/Cagta ee Raadsan + Sawirro

Ururka Dhallinyarada Kanava ayaa guddoonsiiyay qalab Isboorti kooxda K/Cagta ee Raadsan, kaas oo ay ugu deeqeen naadiga dhallinyarada Isboortiga ee loo yaqaan TPS oo...

Kulan looga hadlayay dhibaatooyinka kufsiga oo lagu qabtay Muqdisho

Munaasabadan oo ay sooq qabanqaabisay Marwada R/wasaaraha dalka xildhibaanada Caasho Xaaji Cilmi ayaa waxaa kasoo qeybgalay mas’uuliyin kakala socotay qeybaha ay bulshadu kakoobantahay iyo...

Daawo wareysigii Aljazeera ay la yeelatey Madaxweynaha Somaaliya

Waxaan u soo gudbinenynaa akhristayaasha sharafta leh wareysigii Aljazeera ay la yeelatey Madaxweynaha Soomaaliya isaga oo jooga London. Hoos ka daawo Wareysiga. Idale News Muqdisho  

Mariniska dalka Sweden oo ku soo biirayo Hawlgalka Atlanta Operation ee La-dagaalanka Burcad-baddeeda Soomaalida

Dowladda Sweden ayaa go;aanstay inay Ciiddamo iyo Maraakiib ku biiriyaan Hawlgalka Ciiddamadda Badda ee Ururka Midowga Europe (The EU maritime Operation) ee ay kula...

Siminaar loo furay shaqaale ka tirsan wasaaradda warfaafinta

Siminarkan oo lagu baranayo  habka taxanaha TV-ga, tayeynta muqaalada wararka, barnaamijyada  iyo sidoo kale kaydidinta ayaa manta loo furay shaqaale ka tirsan wasaaradda warfaafinta...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...