Faah Faahinta Socdaalka Ra’isulwasaaraha Ee Beledweyn Iyo Banaanbax Lagu Taageerayo Oo Magaalada Lagu Qabtay
Ayadoo ay barqanimadii maanta soo gaareen magaalada Beledweyn ee xarunta gobolka Hiiraan wafdi uu hogaaminayo Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid)...
Maxkamada sare ee dalka oo sheegtay in racfaan laga qaadan karo xukunkii Wariye C/casiis...
Maxkamada sare ee dalka ayaa sheegtay in racfaan laga qaadan karo xukunkii shalay maxkamada gobolka Banaadir ay ku riday Wariye C/casiis Koronto oo lagu...
Shirka wadamada Islaamka oo ka furmay Qaahira
Shir Madaxeydka Wadamada Islaamka ayaa goor dhaw ka furmay Magaalada Qaahira ee xarunta Dalka Masar iyadoo shirkaana Soomaaliya uu uga qeybgali doono Madaxweynaha Jamhuuriyadda...
kulan looga hadlayay soo celinta bilicda oo uu maamulka G/Banaadir la qaatay mas’uuliyiin ka...
Kulankani ay wada qaateen maamulka gobolka Banaadir iyo mas’uuliyiin ka socday hayada UN Habitite isla markaana looga hadlayay sidii sare loogu qaadi lahaa ololaha...
Maraykanka oo taageeray in Soomaaliya laga qaado xayiraadda hubka
Sida laga soo xigtay diblumaasiyiin ka tirsan Qaramada Midoobay maalintii salaasada ahayd, dowladda Maraykanka ayaa ku boorisay Qaramada Midoobay in ay fuliso codsigii ka...
Xaalada Cisbitalka guud ee magaalada Kismaayo oo laga deyrinayo
Maamulka Cisbitalka guud ee magaalada Kismaayo ayaa ka deyriyay xaaladda Cisbitaalka, isagoo dhanka kalena ka dalbaday dowlada Soomaalida iyo hay’adaha Samafalka iney gacan ka...
Soomaalida ku nool Kenya oo ka welwelsan saameyn ay ku yeeshan rabshado la filayo...
Wel wel iyo cabsi aad u xoogan ayaa soo foodsaartay Soomaalida markoodii hore ka timid qurbaha ee ku noolaa dalka Kenya ayadoo dadkaasina ay...
Dowlada Soomaaliya oo ku dadaaleysa Dib U Dhiska Stadium Muqdisho Kadib Marka Ciidammada laga...
Booqashada masuuliyiintani ay ku tageen garoonka iyo guud ahaan tuulada isboortiga Muqdisho ayaa waxaa ay qeyb ka ahayd olole dhawaanahanba uu waday xiriirka Soomaaliyeed...
Mareykanka oo muwaadiniintiisa uga digay inay u safraan Somaliland
Dowladda Mareykanka ayaa soo saartay baaq ay u jeedineyso muwaadiniinteeda, kaasoo ku aadan in aanay u safri karin deegaanada Somaliland, halkaasoo ay sheegtay inay...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Beledweyn +Sawirro
Wafdi uu hogaaminayo Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa goor dhow gaaray magaalada Beledweyn ee Xarunta Gobolka Hiiraan, halkaasoo si diiran loogu...
Ururka midowga Africa ayaa si wada jir ah u taageeray musharaxa Agaasimaha guud ee...
Addis Abeba – War si wada jir ah uga soo baxay hogaamiyeyaasha wadamada ururka Midowga Africa ee dhawaan ku shiray magaalada Addis Abeba ayaa...
Kacdoon looga soo horjeedo Xizbiga C/raxmaan Faroole oo goordhaw ka dhacay Magaaladda Boosaaso
Waxaa maanta ka dhacay magaalada Bosaso Mudaaharaad ballaaran oo ay isugu soo baxeen In kabadan 400 oo dadweyne ah
Mudaaharaadka ayaa yimid kadib markii mid...
Maxkamadda Sare ee dalka Zambia oo dib-u-dhigtay kiis loo haysto Muwaadin Soomaali ah
Haweeney Garsoore ka ah Maxkamadda Sare ee NDOLA ee dalka Zambia, ayaa ku dhawaaqday inaysan xilligan qaadi karin dacwad loo haysto Muwaadin Soomaali ah...
Wararkii ugu dambeeyay AMISOM oo qiratay in uu ka dhintay Askari
Sarkaal ka tirsan Midowga Africa ayaa shaaca ka qaaday in maalintii Isniinta uu qarax miino uga dhinta askari katirsan Ciimada AMISOM kaddib markii ay...
Shacabka ku dhaqan duleedka magaalada Kismaayo oo ka cabanaya xaalad nolol xumo
Shacabka ku dhaqan duleedka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa ka cabanaya xaalad nolol xumo oo ka taagan deegaanada ay ku nool...
Wasaaradda Kheyraadka oo shacabka ugu baaqday in ay joojiyaan dhismaha ay ku hayaan xarumaha...
Wasaaradda Kheyraadka Dalka ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa digniin culus u dirtay shaqsiyaadka sida sharci darada ah u dhisanaya dhismooyinka ay leedahay wasaaradda ee...
Ra’iisul Wasaaraha oo ku dhawaaqay gudi gaar ah oo baara dilalka suxufiyiinta iyo kufsiga+Sawirro
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta kaga dhawaaqay magaalada Muqdisho gudi gaar ah oo madax banaan, kaasoo baaritaan ku sameeya dilalka...
C/fataax Geesey “Aniga dadka deegaanka isoo doortay, mana ogolaanayo maamul dusha laga keenay”
Gudoomiyihii Gobolka Bay ee xilka laga qaaday C/fataax Ibraahim Geesey ayaa ka soo horjeestay xil ka qaadista lagu sameeyay iyo wareegtada lagu magacaabay Maamulka...
Madaxweyne doonaya inuu noqdo Cirbiyeen raaca Dayax-gacmeedyadda
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Islaamka ee Iiraan, Mohamoud Ahmednejad oo lagu wado inuu Xilka Madaxtinimadda ka dego bisha June ee sannadkan, ayaa sheegay inuu doonayo inuu...